Showqi Posted February 25, 2012 Mudane iyo marwooyin Sol waa shan qaybood. Faataa dhugleyaasha leh: Waar Somaliland waa sidan Waar Somaliland waa sideer Waar Somaliland way duushay kuwa ku cabaadaya: Ku dayo Puntland ku dayo Puntland barwaaqay ku jirtaa Puntland waa wadda Oil iyo Dahab Kuwa ku hanjaba: Al-Shabaab hadii aanad la jirin gaaladaad la jirtaa Wixii Al-Shabaab ka soo horjeeda waa in lagu jihaadaa Soomaaliya infidels-ka iyo TFG-ga waan ka xoreeyneynaa Qaar ku andacooda: Atheist baa ka fiican diinta Islaamka Diinta Islaamka wax ma laga sheegay, Anna weykan The Big Bang waa meeshii uu aduunku ka soo bilowday Troll, troll iyo ilma troll: 4taa aan kor ku sheegay hadii aanad ku jirin, waxaad tahay Qoladeyda Qoladeeydu waa confused oo hadba meel ayaanu ku yara mashquulaa Anagu reer tabareed ayaanu nahay oo Troll iyo Taah ayaanu la Tiicnaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted February 25, 2012 LoL, Runtaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 25, 2012 I'm not and never been part of those four gangs you've mentioned above and I'm not confused either...I'm just me simple BOB...the man from Kismayo...clean from any tribal sickness (Alhamdulillah) and follows nobody and enjoys being his own man and do things his own way. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 25, 2012 Sorry BOB, qoladaada adiga wali lama ictiraafin. Came back after 21 years lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 25, 2012 Walaalow sariir baanba kolkaa ku aruuray ee ma anigaa soo kici kara 21 sano ka bacdi? lol PS. Waagii hore ciyaalka xaafada daacad ee ahaayeen oo qabiil iyo qurun ma kasi jirin laakiin maanta iyagaa ugu daran oo jeego dheerayaal ee isu badaleen marka kuwaasna iga ilaali iyagana qashinka. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 25, 2012 Showqi, ani intee ku jiraa? 4ta aad kor ku xustey ayaan falaar ku ridaa? malaga yaabaa in group 5naad aad hilmaamtey? koley groupka falaarta ridaan ku jiraa. lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 25, 2012 I think the SL secessionist on this forum are the biggest troll by far. They'll have you believe Somaliland is as sacred and holy as the kacba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 25, 2012 Somalina, adiga waxaan kugu darnay the Guerrilla Fighters halgankaaga waa la aqoonsanyahay but, but, but unless you take down one of the four groups that I mentioned above you are not that significant. Sorry sister but keep fighting Al-Shabaab are almost on their knees, maybe you will get their spot. :cool: BOB ciyaalka xaafada qaarkood buufis aa ku dhacay.......:mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites