Somalina Posted March 1, 2012 Out of business! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 1, 2012 Baydhoba Janaay, MashaAllah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 12, 2012 Mark Bowden iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku tagay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay Axad, Maarso 11, 2012 (HOL) — Wafdi uu hoggaaminayo xiriiriyaha Qaramada Midooabay u qaabilsan gargaarka bani'aadamnimo ee Soomaaliya, Mark Bowden ayaa shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyagoo kulammo la yeeshay maamulka iyo dadka deegaanka. Guddoomiyaha gobolka Bay C/fitaax Maxamed Geeseey oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wafdigan ka socday Qaramada Midoobay ay u kuurgaleen xaaladda ka jirta gobolka iyo sidii ay dadka u caawin lahaayeen. "Hay'adaha yimid Baydhabo waxay ahaayeen 16-hay'adood waxaa ka mid ahaa: WHO, World Vision iyo UNOCHA, waxaana hoggaaminayay Mark Bowden," ayuu yiri Geeseey oo sheegay in hay'adahan ay xaaladda degmada ka jirta. Mark Bowden iyo wafdigiisa ayaa waxay socod ku mareen gudaha Baydhabo, iyagoo tagay xarumo ay hay'adaha UN-ku ku leeyihiin xarunta gobolka halkaasoo ay laga eryay markii Al-shabaab ay gacanta ku haysay. Hay'adahan ayaa waxaa lagu wadaa inay mar kale dib ugu laabtaan Baydhabo dhamaadka bishan markaasoo ay ka furi doonaan xafiisyadooda si ay u caawiyaan dadka deegaankaas ku nool. C/fitaax Geeseey ayaa sheegay in hay'adaha Baydhabo booqday ay ahaayeen kuwa samofalka oo aysan ku jirin kuwo siyaasadeed, wuxuuna sheegay in tani ay albaabbada u furayso sidii ay hay'aduhu dib uga howlgeli lahaayeen Baydhabo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted March 12, 2012 Somalina;793867 wrote: this is not baydhabo....MAsjiidul Jaamaca Boorama// Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted March 12, 2012 Very nice pictures! I've really great memories of school holidays in Baydhabo, eating qasab with my cousins and being eaten by cayayaan in return. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 12, 2012 Coofle thank you for the correction. Trip Advisor misled me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 20, 2012 MMA, Bari ne wed. Adi may ku koyte Baidoa? Quote Share this post Link to post Share on other sites