Sign in to follow this  
Qaranki

Ex-Somali PM won't contest war crime claims in US

Recommended Posts

Qaranki   

Carafaat;793821 wrote:
What does it mean? Is he declared guilty of war crimes. Can someone explain this.

He's accepted the charges as the article states.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Malaha xoogaa qayilaad ah buu dhiibayaa, wuu ogyahay oo Soomaali baan nahay wax yar baa na deeqa. Case closed...Haye SOL members, qaaraanka Cali Samatar wax maka bixinaynaa?:). I don't beleive inuu dembilaawe yahay laakiin xaqdarro weynaatey ayaan u arkaa in keligiis wixii Soomaaliya ka dhacay laga abaal-mariyo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Abwaan;793871 wrote:
I do beleive inuusan dembilaawe ahayn laakiin xaqdarro weynaatey ayaan u arkaa in keligiis wixii Soomaaliya ka dhacay laga abaal-mariyo!

Thank you!

Share this post


Link to post
Share on other sites

You guys know this is not a criminal case, just a civil case. Meaning that the plaintiff is asking for a monetary compensation. But Ali Samater does not have penny dhexda ka daloola xataa. He does not even own a house in Somalia. But what troubles me is the guys like Siilaanyo, Ina kaahin Ibraahim dhagawenye are hero in Hargaysa eventhou they killed more people than Ali Samatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;793915 wrote:
^^ I don't think its even about the money but about principles that justice must be served

and this so called principle is pick and choose:) how funny.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Promoting & practicing selective justice won't end our inflicted miseries anytime soon. Criminal is a criminal in my books but Ali Samastar tol li'i, iyo dal la'aan baa haysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa lala taliya Maxamed Cali Samatar that it is costly to pay anymore in order defend himself before the civil courts than settle. It might have actually costed more paying the lawyers than a settlement. Waana saas.

 

Waa anshaxxumo in kaligiis la daba dhigto, dadkii ka dambi badnaa oo xiligiisa iyo xiliiyadii dowlad la'aantaba wada joogaan, qaarkood jagooyin haayo wali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waxaa wax laga xumaado ah in Cali Samatar uu waraysigan ku sheegay inuusan dowladdii uu ka tirsanaa waxba ka beddeleen. It shows inuu duqa xanaaqsan yahay. Xitaa maamullada wanaag badan qabtay way qirtaan inay qalad sameeyeen laakiin mid milateri oo khaladaadkiisu badnaa inuu dhaho waxba kama beddeleen waa ayaandarro. Malaha wuxuu diidayaa inuu idaacadda ka qirto dembi illeen raggaan dacweynaya ka hari maayaan. Ninka la yiraa C/Casiis ee la waraysanayo si fiican buu u hadlay, weliba haddii ay run ka tahay inuusan Cali Samatar keliya ku ekayn ee uu rag kale oo meelo kale jooga daba-joogo. Sidoo kale Cali Samatar waxa uu gar ku siiyey inuusan keligiis dembi geysan. Aniga taladayda waxaa ku qurxoon in C/Casiis iyo raggan kale ee Cali Samatar daba jooga ay ka haraan odaygaan maskiinkaa oo xitaa hadalkii ka soo bixi la'yahay, caddaaladdana Ilaah u daayaan iyo maalinka qiyaame. Cali Samatarna waxaan kula taliin lahaa inuusan ka meermeereysan inuu dembi galay isaga iyo dowladdiisiiba balse uu Ilaah u toobad keeno.

 

http://media.voanews.com/audio/falas+3-3.Mp3

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this