walaalkis Posted February 23, 2012 *Banaanbax balaaran oo ay isugu yimadeen boqolaal dadweyne ah oo lagu muujinayay midnimada Umadda Soomaaliyeed ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaaladda buuhoodle iyadoo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Khaatuma State of Somaliya. Banaanbaxan oo ka dhacay garoonka kubadda cagta Xabaddo ee ku yaal magaalada buuhoodle ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka khaatuma State, odayaal, haween, dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Goobtii uu ka socday dibadbaxa ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Madaxweynaha maamul goboleedka khaatuma State waxa uuna sheegay in* midnimada ummadda Soomaaliyeed ay muqadas tahay ayna qof, qabiil, iyo koox gaar ahna aysan afduubikarin. Sidoo kale wasiirka arrimaha dibada maamulkaasi oo ka hadlay banaanbaxaasi ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay maamulka Soomaalind. waxaana ugu dambeyntii goobta hadalo wacyigalin ah ka jeediyay qaar ka mid ah odoyaasha waxa ayna ku booriyeen dadka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimada Soomaalinimo. Dadka goobta isugu yimid ayaa iyagana dhamaantood ka wadda sinaa oo dusha ka soo wada huwaday astaanta calanka umadda Soomaaliyeed iyo qoraalo kale oo ay ku qorantahay in midnimadda umadda Soomaaliyeed ay muqadas tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 23, 2012 Buhoodle is leading the way for Somali unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted February 23, 2012 Abdul;793675 wrote: Buhoodle is leading the way for Somali unity. These people need support, if,they want to govern thier state why is anyone against it. There is puntland,somaliland,galmudug and khaatumo state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 23, 2012 Nice pics well done reer buuhoodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 24, 2012 walaalkis;793790 wrote: These people need support, if,they want to govern thier state why is anyone against it. There is puntland,somaliland,galmudug and khaatumo state. InshaAlah they will get all the support they need and Khatumo is moving forward. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 24, 2012 Abdul;793675 wrote: Buhoodle is leading the way for Somali unity. Absolutely. Abdiweli waaban dareemi karaa oo hoostuu ka naxsan yahee why is Sharif silent about Buuhoodle and thier Soomaalinimada wanaagsan ee ay muujiyeen ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 24, 2012 I already posted this..but you must have missed it. Anyways, lovely pics. Reer buhodle wanaag ayeey mujiyeen iyo somalinimo.....sidii ayeeydeen tidhi waxay noqdeen kuwii muujiya dhul durug mashallah. Ilaahay ha xafido waa umad xaqa ku taagan. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 24, 2012 Abwaan;794074 wrote: Absolutely. Abdiweli waaban dareemi karaa oo hoostuu ka naxsan yahee why is Sharif silent about Buuhoodle and thier Soomaalinimada wanaagsan ee ay muujiyeen ? Great Question Abwaan, Why is the President of Somalia Sheikh Shariif is silent about Buuhoodle. Buhoodle & Khaatumo Region is a Unionist stronghold. Khaatumo people support United Somali, and they support Somali president Sheikh Shariif. Quote Share this post Link to post Share on other sites