Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dhadhaab

Recommended Posts

They (Western media and NGOs) say this is the largest refugee camp in the world. Yet, no Soomaali leader had ever visited it. Ever.

 

Walaa Shariifyada, walaa kii ka horeeye ee C/llaahi Yuusuf, walaa Geedi, Nuur Cadde, Ina C/rashiid, Farmaajo iyo kan hadda joogo ee Ina Gaas. Walaa Aaden Madoobe markuu guddoomiyaha baarlamaanka ahaa.

 

None whatsoever soo caga dhigay those camps -- Dhagaxleey, Ifoow iyo Xagardheere -- Soomaali badan ka buuxaan. Had iyo jeerna Nayroobi lagama waayo. Weird. Very werid.

 

Danjiraha Cali Ameerika ugu roon oo ka mid ah qofka kaliya masuul sheegto gaaray deegaankaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Dagahley oo magaalo noqotey aanba arkey maalin dhaweyd, waxa makhaayada taxan, waxa lodges taxan, waxa xawaalada taxan, waxa tukaama taxan, waaba meesha ugu cammiran, yeah, waxaa ugu wacan wee geeda badantahay, waxaana ag mara Lagdheera, xitaa magaalada Dadaab oo tabcaan ah waxaa ka qurux badan Dagahley, Ifo ayada waaba ban cidla ah, Xagardheer kistoo carra gaduuda ee maanyada ah ayba ku roontahay balse kuleel waaye.

 

 

Ps: Somali-land leaders, I think some ministers visited Dadaab, they do care a lot though, waana in arrinkaa la ammaano

Share this post


Link to post
Share on other sites

Misskin xita haday tagan maxay u qaban kari lahayeen waxa loo bahanyahay in dadkaa si xawli ah wax la taro maha in la booqdo oo dhibaatado uun la so eego oo loo dawasho tago wa in wax laga qabta masaakinta dhibaatada haysata wax micno samayn mayso madax tagta sawir iska so qaada oo la qiiroota wa inad wax u qabatiid dadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tagitaankooda 'photo op' sakoow waxee dadka tusineysaa at least inay daneynayaan dadkooda 21 sano ku rafaadsan xerooyinkaas. Dhiirogelinna wey u tahay walaalaheena ku rafaadsan deegaankaas.

 

Yaab ila tahay wali, xero saas u weyn, oo dad badan caalamka ka tirsan wada booqday, yet no so-called Soomaali leader visited ever.

 

Che, sheekada naga yaree nooh. Wax kalaa u tagtee waa ognahayee. 058.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, che xabadoo guduudan uu kaga soo qabtey, usheeg sxbkaa, waa iska caadi dheh waxaas meeshii la tagaba in dhakkab too xiiran laga salaaxo.

 

 

Ps: ifo aa meesha ugu dad badan, followed by dhagaxley, xagardhee badanaa dhanka dhadhaab ay jirtaa so galitaankeeda wee adkeeyaan so qudheeda(lol) ma dad yara

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA..When I came back, They have these specific immigration officers for Somalis and the one interviewing me asked if there were any AS in the camps?

 

Waraa it was for good cause.

 

Nuune....Xab gaduudan sheegey, the place is heart wrenching. I felt so bad,

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA...I paused for second and I was reminded of all the people that accused of being AS sympathizer. He tell my mind was racing. I said no with smile.

 

Aw Xiin.....Our friend MMA can verify my trip.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Che, yaa ogaado intaa gaba casar tagtey subaxii ka soo kallahdey, war aniga spent there 3 weeks, yes, that is not madness, but three weeks oo raaxo aheyd, though I spent great time in schools such as Juba School, Central School, Madarada Muslim oon dhowr cashar oo Xadiith iyo Naxwo ka akhriyey, similar Madarasada Bukhaari ayadna waan tagey, mid maalqabeen oon saaxiibo nahey ayaa Dhagahley electricityda u qeebiyo, taajir waaye camal,

 

 

MMA, Kaakuuma ma tagin laakin I want to go there, Libooya aa waagii hore noo shidneyd ani iyo Tuujiska

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinka, Che wuu tagay, anigaa taas ka marqaati ah. Saxiix.com

 

Horta Nuunka, Libooye i soo xasuusisee, qaraabada ku jiri jireen. Ee Libooyo degmo ahaan maanta Dhadhaab maa lagu dari lahaa mise meel ka baxsan waaye. Libooyo sadexda xiro midee maanta u dhow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What Kan Che Xerada Qaxootiga ma wuxu u tegey inu so shukaansado the cute NGO Somali girls eeh ka sheeqeya kenya eeh u carafaat ka sheekeyo habeen kasta.

 

 

Miskiin wa run in la ogaado Dadka dhibaataysan laakin waxa ka Muhimsan inad wax u qabatiid dadka sida u dhibaataysan i dont think Abdi cawar hadu isla sawiro iyo hadu sakiin isla sawiro iyo hadi sharif axmed isla sawiro inad noloshooda caadiga ah wax ka badalaysid gargaar deg deg ah wa inad la gaadhiid, Waxan garanaya wefti Somaliland ah oo wasiirka diinta hogaamiynayo ba booqday dadaab wuxu ka so arkay na wu sheegey ,laakin waxba ma tarayso inad so dul istaagtiid gargaar deg deg ah bay u bahanyihin dadkaasu maxa dad tegay meesha xita Kontan senti ba tegey iyo gabadhi dabnaha waweyneyd eeh filinki tomb raider dhigi jirtay iyo qaar kalo badan. Misskin dhaqanka Somalida dadku ma jecla ama somalidu ma jecla in laga dhigo dad liita oo dhibaataysan waxay raban dhibaatada ka baxan ma jecla in la isku ag sa sawiro oo dhibaatadooda la so ban dhigo way ka xiishoodan runti.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune.....I stayed at the UNHCR compound and was usually driven around. I was there for week.

 

XX...There were couple of Sijui girls. They completely ignored and just went on socializing with the Western expats and Kenyans. On the last day, they come over and said hello...loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this