Abwaan Posted February 22, 2012 The Hermet;792862 wrote: i seen somalia demo's saxib they get like 2 people like duke and aliyah..and after 3 hours they go home when they feel lonely. SOMALILAND HA NOLATO...we never got it for free hundreds of thousands died for it, we stand ready to die for it, till the last Somalilander :cool: My friend meel xun baad bahasha gaarsiisay, laakiin haddii aan kula kaftamo, waan ogahay in dad badan oo ka mid ah dadkaan isku soo baxay ay ka tahay muddaaharaad, laakiin miyaad diideysaa in qaar badan oo ka mid ahina ay soo doonteen qayilaad bilaash ah oo meesha qaad loogu qaybiyey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 22, 2012 Marduuf jaad ahay soo jersheen, muddaaharaad xay u dheheen ©Abwaan.....shiribkii mudaaharaadka berri sadarkaas uu ka billaabanaa insha Allaah oo barbaarta gaashaaman baa ku baashaali doonta! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 22, 2012 lool@Marduuf jaad ahay soo jersheen, muddaaharaad xay u dheheen Abwaan maanta waa godlanyahay, xikmad baa saa uga daadanaysa. Mar sii horreysayna waxaa laga haayaa candhuufo walaalkaa yar sacabkaa la marshaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 22, 2012 We all Somalis. Let us sort out our differences on the table not in the closet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 22, 2012 Taleexi;792901 wrote: We all Somalis. Let us sort out our differences on the table not in the closet. Taleexi mar mar bu sidi awoowigi Muse Hayl talo keena Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 22, 2012 The Hermet;792862 wrote: i seen somalia demo's saxib they get like 2 people like duke and aliyah..and after 3 hours they go home when they feel lonely. SOMALILAND HA NOLATO...we never got it for free hundreds of thousands died for it, we stand ready to die for it, till the last Somalilander :cool: Relax You little incompetent person!!!......WHAT YOU REALLY BRAGING ABOUT??? you create more enemies than friends with That attitude Visit the wikipedia and check Somalilands resources compared to somalia...you are going to ran back begging for trad agreement and the only reason In fact you want independence is that you were owned by Queen of England and not Italia This man defines very clearly who the SomaliLander is I support Somaliland, but only because I am losing hope for Somalia's future Quote Share this post Link to post Share on other sites