Sign in to follow this  
Carafaat

Somaliland seeks advice from Puntland

Recommended Posts

Samafal   

" maalin dhawayd oo aanu bariga u baxnay waxaan maray meel la yidhaahod Shalcaw oo Berbera woxogaa u jirta waxaananu marnay dhinacan Xeebta oo Xiis iyo Maydh ayaa xagan bariga ka soo xiga waana meesha ay ka yimaadeen Madaxwaynaheena iyo Wasiiradii Maaliyada ee ugu badnaa ee Somaliland, waayo Wasiiradeena Maaliyadu marka laga soo bilaabo wakhtigii Marxuum Cigaal (AHN) waxa ay u badnaayeen goboladaas bari, hadana waxaan ka naxay Lacagta ka socotay Shalcaw oo ahayd tii C/laahi Yuusuf, oo Xiis iyo Maydh ayaan tagay oo ay lacagtii C/laahi Yuusuf ka socoto oo Ceerigaabo ayaan tagay lacagtii C/laahi Yuusuf ayaana ka socota. Dhamaan arimahaas oo dhani waa Fadeexad cad oo aynu huursanayno, anigu ma lihi dawladan ayaa khaladka leh ee waxaan leeyahay dhamaan dawladihii dalka soo maray oo dhan waa Fadeexad ay wada jir u wada leeyihiin ilaa taayadii Ina Rayaale, markaa waxaan u arkaa inay tahay Fool xumo wayn iyo ceeb wayn oo Somaliland saaran"

 

C/laahi yusuf kaan uu ku waa shayna maxay tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this