Carafaat Posted February 22, 2012 Somaliland needs advice from Puntland on how to create more port Revenue. http://www.haatuf.net/2009files/3355.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 22, 2012 Where did he mention garowe or pudhlayn? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 22, 2012 The secessionists need to keep their import taxes high for the Ethiopians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted February 22, 2012 " maalin dhawayd oo aanu bariga u baxnay waxaan maray meel la yidhaahod Shalcaw oo Berbera woxogaa u jirta waxaananu marnay dhinacan Xeebta oo Xiis iyo Maydh ayaa xagan bariga ka soo xiga waana meesha ay ka yimaadeen Madaxwaynaheena iyo Wasiiradii Maaliyada ee ugu badnaa ee Somaliland, waayo Wasiiradeena Maaliyadu marka laga soo bilaabo wakhtigii Marxuum Cigaal (AHN) waxa ay u badnaayeen goboladaas bari, hadana waxaan ka naxay Lacagta ka socotay Shalcaw oo ahayd tii C/laahi Yuusuf, oo Xiis iyo Maydh ayaan tagay oo ay lacagtii C/laahi Yuusuf ka socoto oo Ceerigaabo ayaan tagay lacagtii C/laahi Yuusuf ayaana ka socota. Dhamaan arimahaas oo dhani waa Fadeexad cad oo aynu huursanayno, anigu ma lihi dawladan ayaa khaladka leh ee waxaan leeyahay dhamaan dawladihii dalka soo maray oo dhan waa Fadeexad ay wada jir u wada leeyihiin ilaa taayadii Ina Rayaale, markaa waxaan u arkaa inay tahay Fool xumo wayn iyo ceeb wayn oo Somaliland saaran" C/laahi yusuf kaan uu ku waa shayna maxay tahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 22, 2012 Abdullahi Yusuf is a legend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 22, 2012 Abdullahi Yusuf IS a murderer and somaliland dont need help from Faroole Quote Share this post Link to post Share on other sites