Sign in to follow this  
Dr_Osman

Bosaso: Tadamun Development Organisation Annual Meeting. Looking Back On 2011 Achievements

Recommended Posts

Dr_Osman   

Boosaaso: Shirkii Sanadlaha ahaa ee hay’adda TADAMUN oo soo gaba gaboobey [sawiro]

Updated:- 2 hours ago| 0 Commnets

 

Hay’adda Wadaniga ah ee Tadmun Social Society (TASS), ayaa maantakusoo Gabagabeeysay xafiiskeeda guud ee Boosaaso shirka Sanadlaha ah ee aykusoo bandhigto waxqabadka Sanadwalba ay u qabato Bulshada Soomaaliyeed,waxaana sanadkan ay soo bandhigtay waxqabadkii 2011. Waxaana kasoo qaybgalayxubnaha jimciyada iyo marti kale.

 

Hay’adda ayaa ku tilmaamtay sanadkii 2011 inuu ahaa sanadkiiugu shaqada badanaa, marka la eego baahida bulshada iyo dhibaatooyinkii ummadasoomaaliyeed sanadkaas qabsaday, waxayna si xoog leh ugu gurmatay dadkii ku dhibaatoobayabaarihii iyo Macaluushii ka dilaacday soomaaliya gaar ahaan Gobolladakoonfureed, iyado oo qaylo dhaan aduunka oo dhan u dirtay ayna Hay’adahaCaalamiga ah iyo Kuwa islaamiga ahba deeqo badan ka heshay gaarsiisayna ummadasoomaaliyeed.

 

Hay’adda ayaa sidoo kale dardargelisay Waxbarashada iyado oomaamusha 22 school oo isugu jira Dugsi hoose, dhexe iyo Sareba, waxaynakordhisay Tirada ardayda dhigata iskuuladeeda, waxayna ku dartay dhisamayaaliyo agab waxbarasho. Sidoo kale deeqo waxbarasho oo heer jaamacadeed ah ayaysiisay arday gaaraysa 170 Arday, kuwaas oo in kamid ah ay u dirtay jaamacadesare oo dibadda ku yaala.

 

Hay’adda ayaa sanadkaas dhismayaal iyo mashaariic waaweyn kaherglisay Gobollada Puntlanad, waxayna Garowe ka dhistay Gaaroon Cusub ooloogutala galay Ciyaaraha Olympicada, Macad loogutalagay Beeraha iyo XanaanadaXoolaha (Agro-veterinary) ayay ka dhistay Magaalada Galkacyo, sidoo kalemaashaariic dhismayaal badan ka kooban ayay ka hergelisay gobollada Puntland ooisugu jira Iskuulo, Masaajid, Qodis ceelal iyo Dayac tir kuwa kale.

 

Sidoo kale Hay’adda iyaa Safaro badan ku baxday aduunka ookusoo xoojisay Xiriirka ay laleedahay Jaaliyadaha Soomaaliyeed iyo Hay’addahadaneeya Arimaha Soomaaliya.

 

Hay’adda ayaa sidoo kale ka qaybgashay Shirar iyo TababaroCaalami ah, waxaana la’aasaasay Sanadii 1992dii, dhowaan waxay u dabaal degeysaa sanadguuradii 20aad ee kasoo wareegtay Asaaskeedii.

 

Booqo Websiteka Hay’adda Tadamun:

 

www.tadamun.rog

 

IMG_0012.jpg

IMG_0025.jpg

IMG_0043.jpg

IMG_0052_renamed_31013.jpg

IMG_0068_renamed_7866.jpg

IMG_0079_renamed_23406.jpg

IMG_0081.jpg

IMG_0009.jpg

IMG_0134_renamed_26247.jpg

IMG_0184.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Tadamun definitely 1 of the top performing development organisations in the State. Thinking about that, what we should do in Puntland is hold an annual development organisation awards and award the best working development organisations and recognise them for their efforts!!! Just a Idea

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this