Sign in to follow this  
Dr_Osman

UK PM David Cameron: We aint Planning To Recognize Somaliland Ever

Recommended Posts

Dr_Osman   

Cameron: “ Nooma Qorsheysna In Aan Somaliland Aqoonsanno”

 

Updated:- 1 min ago| 0 Commnets

 

Ra’iisul wasaaraa dalka Britain David Cameron ayaa sheegay in dowladda Ingiriisku aysan marnaba ictiraafi doonin maamulka raba in uu Soomaaliya inteeda kale ka go’o ee Somaliland.

 

Cameron oo waraysi gaar ah siiyey laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa xusay in dowladiisa aysan marnaba qorshaha ugu jirin aqoonsi ay xiligan siiso maamulka madaxweyne Siilaanyo.

 

Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriisku oo ka jawaabayey su’aal ay BBC-du weydiisey oo ahayd diyaar ma u tahay inaad Somaliland u ogolaato madax-banaani? wuxuu yiri: “ Shirkani kuma saabsana aqoonsasho Somaliland, mana ahan qorshaha Britain”

 

Wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata yiri: “ Qorshaha Britain waxa weeyey in uu xiriir fiicani kala dhexeeyo dhamaan dhinacyada Soomaalida, saldhiggaas ayaanuna ka duuleynaa”

 

Hadalka kasoo yeeray David Cameron ayaa meesha ka saaraya warar mudooyinkii u danbeeyey laysla dhex marayey oo sheegaya in shirka London uu yahay mid loogu gogol xaarayo sidii Somaliland aqoonsi loo siin lahaa.

 

Khamiista beri ah ee ay taariikhdu ku beegan tahay 23/2/2011 ayaana la filayaa in uu qabsoomo shirka xal u helidda dhibaatooyinka Soomaaliya looga hadli doono oo ay dowlada Ingiriisku martigelisey ayna kaso qayb gelayaan dhinacyada Soomaalida laguna casumey in ka badan 50-dal iyo hay’ado caalami ah.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I don't listen to it, it has been reported by others and I knew he was giving an interview.

 

In an
interview
with the BBC Somali Service, Mr Cameron....

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

You think this will stop Somaliland. how many times do we have to say it WITH OR WITHOUT RECOGNITION EVEN IF IT TAKES A 1000 YEARS WE WILL NEVER EVER BE PART OF SOMALIA:cool: Furthermore the british policy has always been "get an african country to recognise and we will follow suit"....butyou wouldnt understand real politik so it doesnt really matter. one african country away a.k.a. anytime. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

oo shit ma david ba na diiday ma dhici karto war cismaanow warka ku noqo daviid heshiis banu nahay awoowgi iyo Xaaji Cabdi waraabe ba xiligi 1930 garta wada naqsan jiray war ba ma hayo Dr Cismaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Dr_Osman;792539 wrote:
Xaji ninka ugu weyn oo ku taagero wa u.k haday sidan kula dhaqmeen maxad aduunka kale ka sugaysa? your crazy dude

Their defence mechanism is to crack a joke, ironically they are the ones made look like a joke.

 

Look at the secessionist protest in London right now, it's raining sxb :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

In la aqoon saneen waa la wada ogsoonyahay. Maamul sadex magaalo ah oo umad kale xasuuqaya oo khasbaya oo nabad diida maxa laga aqoonsanaya. Yaguna walahi maskaxdoodu meel xun oo laga so noqoneen bay jogtaa say khurafaad iskaga dhadhicinayen. You can throw any fact their way, barti bay taganyihin. Xaqdaro iyo riyo ayeey isku raceen. Meel dheer ma gaynaso laakin yaga dan u toosi qofnana qof kale dhulkisa uu ilahay siiyay kama baryayo. Bal aan aragno dulmiga ay wadan waxay ku helaan. Waxaad nabad ku waydey dagaal kuma cunasid taas baa dhab ah hadaan ku rabin dee kuma rabno ma xabad ayaan kugu racana wuxu caqli daranaa. Ma caqligi ba biya ka galeen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this