Dr_Osman Posted February 22, 2012 Cameron: “ Nooma Qorsheysna In Aan Somaliland Aqoonsanno” Updated:- 1 min ago| 0 Commnets Ra’iisul wasaaraa dalka Britain David Cameron ayaa sheegay in dowladda Ingiriisku aysan marnaba ictiraafi doonin maamulka raba in uu Soomaaliya inteeda kale ka go’o ee Somaliland. Cameron oo waraysi gaar ah siiyey laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa xusay in dowladiisa aysan marnaba qorshaha ugu jirin aqoonsi ay xiligan siiso maamulka madaxweyne Siilaanyo. Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriisku oo ka jawaabayey su’aal ay BBC-du weydiisey oo ahayd diyaar ma u tahay inaad Somaliland u ogolaato madax-banaani? wuxuu yiri: “ Shirkani kuma saabsana aqoonsasho Somaliland, mana ahan qorshaha Britain” Wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata yiri: “ Qorshaha Britain waxa weeyey in uu xiriir fiicani kala dhexeeyo dhamaan dhinacyada Soomaalida, saldhiggaas ayaanuna ka duuleynaa” Hadalka kasoo yeeray David Cameron ayaa meesha ka saaraya warar mudooyinkii u danbeeyey laysla dhex marayey oo sheegaya in shirka London uu yahay mid loogu gogol xaarayo sidii Somaliland aqoonsi loo siin lahaa. Khamiista beri ah ee ay taariikhdu ku beegan tahay 23/2/2011 ayaana la filayaa in uu qabsoomo shirka xal u helidda dhibaatooyinka Soomaaliya looga hadli doono oo ay dowlada Ingiriisku martigelisey ayna kaso qayb gelayaan dhinacyada Soomaalida laguna casumey in ka badan 50-dal iyo hay’ado caalami ah. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted February 22, 2012 I didnt know that this mofo spoke af somali!! where is the english version i or the link, kemo sab?? U speak Japanese homie? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 22, 2012 It was on BBC Somali he said it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted February 22, 2012 bbc...u listen to that shyte!! i never did in my life. I dont even know where to find it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 22, 2012 I don't listen to it, it has been reported by others and I knew he was giving an interview. In an interview with the BBC Somali Service, Mr Cameron.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 22, 2012 You think this will stop Somaliland. how many times do we have to say it WITH OR WITHOUT RECOGNITION EVEN IF IT TAKES A 1000 YEARS WE WILL NEVER EVER BE PART OF SOMALIA:cool: Furthermore the british policy has always been "get an african country to recognise and we will follow suit"....butyou wouldnt understand real politik so it doesnt really matter. one african country away a.k.a. anytime. Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted February 22, 2012 NOw that is gonna break up lots of people hearts. where is mr. oodweyne? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted February 22, 2012 Some parts of the interview is on this artcle on the BBC website http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-17120912 Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted February 22, 2012 Hermit you're an *****, no offense~ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 22, 2012 loooooooooooooooooooooooooooooool@ever ... Then people shouldn't even talk about SL ,, no ?? ,,,,, where is da party at ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 22, 2012 uchi;792482 wrote: Hermit you're an *****, no offense~ uchi aint that the sound made when you scratch your a*s :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 22, 2012 oo shit ma david ba na diiday ma dhici karto war cismaanow warka ku noqo daviid heshiis banu nahay awoowgi iyo Xaaji Cabdi waraabe ba xiligi 1930 garta wada naqsan jiray war ba ma hayo Dr Cismaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 22, 2012 Xaji ninka ugu weyn oo ku taagero wa u.k haday sidan kula dhaqmeen maxad aduunka kale ka sugaysa? your crazy dude Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 22, 2012 Dr_Osman;792539 wrote: Xaji ninka ugu weyn oo ku taagero wa u.k haday sidan kula dhaqmeen maxad aduunka kale ka sugaysa? your crazy dude Their defence mechanism is to crack a joke, ironically they are the ones made look like a joke. Look at the secessionist protest in London right now, it's raining sxb :D:D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 22, 2012 In la aqoon saneen waa la wada ogsoonyahay. Maamul sadex magaalo ah oo umad kale xasuuqaya oo khasbaya oo nabad diida maxa laga aqoonsanaya. Yaguna walahi maskaxdoodu meel xun oo laga so noqoneen bay jogtaa say khurafaad iskaga dhadhicinayen. You can throw any fact their way, barti bay taganyihin. Xaqdaro iyo riyo ayeey isku raceen. Meel dheer ma gaynaso laakin yaga dan u toosi qofnana qof kale dhulkisa uu ilahay siiyay kama baryayo. Bal aan aragno dulmiga ay wadan waxay ku helaan. Waxaad nabad ku waydey dagaal kuma cunasid taas baa dhab ah hadaan ku rabin dee kuma rabno ma xabad ayaan kugu racana wuxu caqli daranaa. Ma caqligi ba biya ka galeen Quote Share this post Link to post Share on other sites