Aaliyyah Posted February 21, 2012 Pro Ismaaciil Buubaa Oo taageeray Ku Dhawaaqista Khaatumo State, Sheegayna In qaar kale Dhawaan lagaga Dhawaaqi Doono Somaliland. “Runtii Aniga Iyo Axmed Siiraanyo Halgan ayaanu Soo wada galnay, Anigu Waxaan ahay dadka aad u Aaminsan Mabda’ii SNM Oo ahaa in aan Dalka La kala goaynin” http://toggaherernews.com/pro-ismaaciil-buubaa-oo-taageeray-ku-dhawaaqista-khaatumo-state-sheegayna-in-qaar-kale-dhawaan-lagaga-dhawaaqi-doono-somaliland-waraysi-qaybtii-labaad/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 21, 2012 Aaliyaah adna Mabda’iidi SNM ma aminsantahay sida BUUBA:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 21, 2012 Xaaji Xunjuf;792303 wrote: Aaliyaah adna Mabda’iidi SNM ma aminsantahay sida BUUBA:D kkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 21, 2012 ma qosol gariir bay intan niga tahay. Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted February 21, 2012 Aaliyah walaal Buubaa waa dayro, reer Somaliland na way dayriyeen, markaa hadalkiisu waxba kasoo qaad ma laha nin aan dhulkuu u dhashay tagi karin, inuu meelahaa dibadaha ka badhaaciyo mooyee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 21, 2012 ^maamulka Somaliland lugu sheegyo ee u badheedhay in ay xasuuqaan dad badan oo reer awdal ah iyo reer SSC ah say aqoonsi beena u daba ordaan uma baahna inuu u tago. Waa ninkaas soomaaliga ah ee aminsan in maamul walba xaq uleeyahay in uu madax banaanaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 22, 2012 Aaliyyah;792319 wrote: ^maamulka Somaliland lugu sheegyo ee u badheedhay in ay xasuuqaan dad badan oo reer awdal ah iyo reer SSC ah say aqoonsi beena u daba ordaan uma baahna inuu u tago. Waa ninkaas soomaaliga ah ee aminsan in maamul walba xaq uleeyahay in uu madax banaanaado. miskanaad. extra extra...The easter bunny and santa clause recognise khatumo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted February 22, 2012 Aaliyyah;792319 wrote: ^maamulka Somaliland lugu sheegyo ee u badheedhay in ay xasuuqaan dad badan oo reer awdal ah iyo reer SSC ah say aqoonsi beena u daba ordaan uma baahna inuu u tago. Waa ninkaas soomaaliga ah ee aminsan in maamul walba xaq uleeyahay in uu madax banaanaado. Walaal nabaddu way macaan tahay, ee gogosha nabadeed ee Madaxweynuhu idiin fidiyay aqbala, wax walba wada hadal baa lagu dhamayn karaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 22, 2012 ^ refer to my other thread I started earlier titled "Dhegeyso Maxamuud Sh. Cumar, Kana Mid ah Waxgaradka Gobolka/Cayn". It is a response to your Silaanyo's fake baaqnabadeed. As well as an answer to your sarcastic comment since simple logic is not enough. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 22, 2012 Caano_Geel;792357 wrote: Walaal nabaddu way macaan tahay, ee gogosha nabadeed ee Madaxweynuhu idiin fidiyay aqbala, wax walba wada hadal baa lagu dhamayn karaa. He is your 'president' and not ours,saaxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 22, 2012 looooooooooool@Buubaa baa na ictiraafay ,,, Xaguu joogaa horta kaasi imika ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 22, 2012 ^Buubaa aya tageeray khaatumo ayaa halkan ku qoran. Ictiraaf ayaa niga lumay ma istidhi. You folks need some serious help Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 22, 2012 Xaguu joogaa horta ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 22, 2012 ^Buuba knows Somaliland is not a viable reality - and you will soon face that tangible fact as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites