Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Eritrea rejects the London conference

Recommended Posts

Dawlada Eratariya Oo Qaadacday Shirka Dawlada Ingiriisku London Ugu Qabanayso Kooxaha Soomaliya, Kuna Baaqday In Faro-galinta Siyaasadeed Laga Daayo Soomaliya Lana Caawiyo.

 

Asmara (Ramaas) Feb.21, 2012 – Dawlada Eratariya oo hore loogu eedayn jiray inay taageerto dagaalyahanada Al-shabaab ee dagaalka ka wada dalka Soomaliya ayaa qaadacday shirka dawlada Ingiriisku London ugu qabanayso kooxaha Soomaliya.

 

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arimaha dibada dalka Eratariya ayaa lagu sheegay in xalka Soomaliya aanu jirin faro-galin dibadeed oo lagu sameeyo, iyadda oo sidoo kalena tilmaantay in ciidamada dalalka Soomaliya la deriska ahi ay xaalada Soomaliya uga sii darayaan.

 

Erateriya waxay sheegtay in xalka Soomaliya loo daayo dadka Soomaliyeed, iyadda oo sheegtay in shirka London ka yimid yahay faro-galinta lagu hayo Somaliya, iyadda oo tilmaantay in faro-galinta laga daayo oo la caawiyo “Dadka Soomaaliyeed waa in fursad loo siiyo inay xalliyaan khilaafka dhexdooda ah, si ay u soo ceshadaan nabadda ayna dalkooda u horumariyaan” ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedka, kaasi oo intaasi ku daray “Jidka ay Soomaaliya hore ugu soconaysaa waa mid cad oo muuqda, waa in laga joojiyo faragelinta”.

 

War-saxaafadeedka dawlada Eratariya waxa uu intaa ku daray “Faragelinta ciidan ee Soomaaliya ay ku hayaan dalalka dariska ah dano kasta haka lahaadaane xaaladda ayay ka sii darayaan, mana jiro xal ay keenayaan”

 

Shirkan dawlada Erateriya ka soo hor-jeedsatay ayaa Magaladda London ka furmaya khamiista todobaadkan, waxaana la filayaa inay ka soo baxaan qodobo xal u noqdo dhibaatada Soomaliya ka jirta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Not really surprised. Why would it support the conference when it knows it's going to end with a statement by all attendees that condemns Eritrea's support for Al-Shabab. The North Korea of Africa has little sway outside it's borders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Eritrean government doesnt any solution for somali problems.They just want their proxy war with Ethiopia to continue in Somalia and they dont care how many people die in the process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Fever of the London meeting .......... :D

 

Alternatively, if Somalis collectively agree on a solution of two viable states, their decision would have to be respected.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Xaaji marku wayey "somaliland rejected the london conference". Miyuu lasoo shir tagay "Eritrea rejects the london conference". Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

The Fever of the London meeting ..........

 

 

''Alt ernatively, if Somalis collectively agree on a solution of two viable states, their decision would have to be respected'.

This will not happen under any circumstance.

Share this post


Link to post
Share on other sites

rudy-Diiriye;792407 wrote:
Eritrea was Raag....nin cad dee they dont bow for them!! waxaa somalidia xukama, waa raag for sale ah sida hookeriska. So thats the difference these days.

Good point

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

rudy-Diiriye;792407 wrote:
Eritrea was Raag....nin cad dee they dont bow for them!! waxaa somalidia xukama, waa raag for sale ah sida hookeriska. So thats the difference these days.

Brother rudy, Eritrea dan nooma hayso. Somalia should join the world again. I know nothing is perfect and majority of our leaders are corrupted, our people are devided but becoming a save haven for terrorists is worse.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

rudy-Diiriye;792706 wrote:
Yo...af soomaliga ma ku bra adiga? Its on the house. u cant be that.

'hookeriska' is a somali word?lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this