Faarax-Brawn Posted February 22, 2012 ^Your sure ur judgment is not clouded by your political stance? I can understand where he is coming from-these state dinners are ultra boring. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 23, 2012 All my friends are married and one thing I’ve realised is that married men are more pervs than the single ones and they don’t discriminate and stare at every passing female whether fat, skeleton, ugly, dark, navy blue muslim or non-muslim…they just do not care!!! Saaxiibkey MMA for example used to be maskiin (no pun intended) when he was single laakiin beryahaan widaaygeey xariguu goostay oo mararka qaarkiis waxaa arkeesaa isagoo is hilmaamay oo sida miig 21 camal u kacaayo lol and then there are A&T, Jacaeylbaro and NGONGE the three biggest shaxaaris on SOL marka taloow see wax u jiraan? Mise guurkaa gaajo lagasii qaadaa illeyn raggu waa bahaloobeen markaan marba haday bilcaan dhan oo reer ka dhalatay oo intaas oo sano lasoo korinaayay uu caqligooda tusay inay guri geystaan oo ay destroy-gareeyaan figurekeeda, waxaasi waa waali iyo nus. Ninka singleka ah waa xariif oo belaayo ma heyso, habeen habeen ayaa waxaa laga yaabaa inuu iska daalan yahay oo ay wax si ka yara noqdaan kadibna subaxdii ayuu macawiistiisa iska dhaqdaa si uu u asturo ceebta uu daalku u leeyahay ninka iskaabulada ah laakiin arki maysid isagoo meelo uusan shaqo ku laheyn indhaha ku taagaya illeyn wuu ogyahay howlahaasi waa howlo uusan tabar u heyn teeda kale he also knows very vell that he can never miss for something that he never had in the first place marka calaa aya xaal warka waxaan kusoo af gaabinayaa fiirada yareeya raggiina xaasaka leh intaanu xaal idin qaban. Over and out. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites