Xaaji Xunjuf Posted February 21, 2012 Ximan iyo Xeeb oo qaadacday Shirkii Garoowe Cadaado:( Sh. M. Network) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa qaadacay Shirkii dastuurka Soomaaliya ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe kaasi oo Maamulka uu sheegay in wax dan ah aysan ugu jirin Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb C/raxmaan Shaati cade oo u waramayey Warbaahinta ayaa waxa uu qaadacay qodobadii kasoo baxay Shirkii dastuurka Soomaaliya ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal. C/raxmaan Shaati cade ayaa ku tilmaamay in Shirkaasi uu yahay mid sababi kara in dalka Soomaaliya uu galo dagaal sokeeye, waxaana uu tilmaamay in dadkii ka qeyb galay Shirka ay ahaayeen dad aan matali karin Maslaxadda Umada Soomaaliyeed, isagoo Madaxweyne Shariif ku eedeeyay in uu ka doorbiday rabitaanka shacabka mid gaar ah sida uu hadalka u dhigay. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay Shirka Qamiistaan ka dhici doona magaalada London, isagoo sheegay in Ximan iyo Xeeb aysan Shirkaasi u arkin in ay kasoo bixi doonaan waxyaabo mira dhal ah Maslaxadda shacabka oo mudo dheer ay haysteen dhibaatooyin balse waxa uu sheegay in Shirkaasi uu horseedi karo burbur ay gasha Soomaaliya. Shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ee looga hadlayey dastuur u sameenta dalka Soomaaliya ayaa waxaa kasoo horjeestay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG kuwaasi oo Shirkaasi ku tilmaamay mid laga lahaa dana gaar ah oo aan ka turjumayn danta Umada Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 21, 2012 So far odayasha beelaha Banadir MP Salaad cali jeele And the leaders of ximan iyo xeeb rejected the garowe accord. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 21, 2012 kuwa ilowdey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 21, 2012 Kuwa wa kuwee ma bay iyo bakool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 21, 2012 Maya, deriskood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 21, 2012 Xaaji Xunjuf;792145 wrote: Kuwa wa kuwee ma bay iyo bakool add: Xaaji xunjuf Somalina Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 21, 2012 Somalina;792148 wrote: Maya, deriskood. Ma reer barre hiiraale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 21, 2012 ^^ no they signed it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 21, 2012 Xaaji Xunjuf;792153 wrote: Ma reer barre hiiraale Dhinaca Konfur aad. Kan qudhaca hoostiisa ku korey muxuu kaa rabaa awoowe? MI5 miyaa shaqo laga siiyey? hoowhoowdiisa ayaa badatey beryahan ma is tiri. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 21, 2012 The people that were forgotten were forgotten for a reason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 21, 2012 Somalia;792189 wrote: The people that were forgotten were forgotten for a reason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 21, 2012 Somalia;792189 wrote: The people that were forgotten were forgotten for a reason. The very reason why Somalia is in this mess 21 years and counting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 21, 2012 Ximan and Xeeb, Somalia's best kept secret. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 21, 2012 Somalia;792189 wrote: The people that were forgotten were forgotten for a reason. This is the true Siadist vision of unity in Somalia...absolute Bull***t. No unity exists. Quote Share this post Link to post Share on other sites