Sign in to follow this  
Dr_Osman

Agriculture is Booming in Bari State of Puntland

Recommended Posts

Dr_Osman   

Gudoomiyaha Iskaashatada beeralayda G.Bari oo sheegay inay kobcayso wax soo saarka beeralayda gobolka Bari.

Tue, 21 Feb 2012 08:10:02 -0500 am -05:00 -18000

Bossaso,Feb 21 -Gudoomiyaha guddiga iskaashatada beeralayda gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegay wax soo saarka beeralayda gobolka Bari inuu yahay mid soo kobcaya.

Gudoomiyaha gudiga Axmed Maxamed Muumin oo waraysi siinayay Radio Daljir ayaa waxaa uu sheegay hay'adaha UNDP, CEFA iyo wasaaradda beeraha iyo waraabka Puntland inay dhowaan la yeesheen kulamo looga arin sanayo sidii hay'adahaasi u taageri lahaayeen beeralayda gobolka Bari.

Waxaa uu sheegay beeralayda gobolka Bari inay ku guulaysteen inay soo saaraan qudradda noocyadeeda kale duwan,marka laga reebo Muuska iyo Cambaha oo ka yimaada koonfurta Soomaaliya.

Gudoomiyaha ayaa kacodsaday wasaarada beeraha iyo hay'adda FAO inay taakuleeyaan beeralayda gobolka Bari,si'ay wax soo saar wanaagsan u sameeyaan.

Diiwaanka Wararka

Daljir,Bossaso.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;792128 wrote:

pictures...2 apples dont count :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Waxaa uu sheegay beeralayda gobolka Bari inay ku guulaysteen inay soo saaraan qudradda noocyadeeda kale duwan,marka laga reebo Muuska iyo Cambaha oo ka yimaada koonfurta Soomaaliya.

Puntland is self sufficient in agriculture minus bannanas and mangos. End of story

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this