Dr_Osman Posted February 21, 2012 Gudoomiyaha Iskaashatada beeralayda G.Bari oo sheegay inay kobcayso wax soo saarka beeralayda gobolka Bari. Tue, 21 Feb 2012 08:10:02 -0500 am -05:00 -18000 Bossaso,Feb 21 -Gudoomiyaha guddiga iskaashatada beeralayda gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegay wax soo saarka beeralayda gobolka Bari inuu yahay mid soo kobcaya. Gudoomiyaha gudiga Axmed Maxamed Muumin oo waraysi siinayay Radio Daljir ayaa waxaa uu sheegay hay'adaha UNDP, CEFA iyo wasaaradda beeraha iyo waraabka Puntland inay dhowaan la yeesheen kulamo looga arin sanayo sidii hay'adahaasi u taageri lahaayeen beeralayda gobolka Bari. Waxaa uu sheegay beeralayda gobolka Bari inay ku guulaysteen inay soo saaraan qudradda noocyadeeda kale duwan,marka laga reebo Muuska iyo Cambaha oo ka yimaada koonfurta Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa kacodsaday wasaarada beeraha iyo hay'adda FAO inay taakuleeyaan beeralayda gobolka Bari,si'ay wax soo saar wanaagsan u sameeyaan. Diiwaanka Wararka Daljir,Bossaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 21, 2012 Dr_Osman;792128 wrote: Gudoomiyaha Iskaashatada beeralayda G.Bari oo sheegay inay kobcayso wax soo saarka beeralayda gobolka Bari. Tue, 21 Feb 2012 08:10:02 -0500 am -05:00 -18000 Bossaso,Feb 21 -Gudoomiyaha guddiga iskaashatada beeralayda gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegay wax soo saarka beeralayda gobolka Bari inuu yahay mid soo kobcaya. Gudoomiyaha gudiga Axmed Maxamed Muumin oo waraysi siinayay Radio Daljir ayaa waxaa uu sheegay hay'adaha UNDP, CEFA iyo wasaaradda beeraha iyo waraabka Puntland inay dhowaan la yeesheen kulamo looga arin sanayo sidii hay'adahaasi u taageri lahaayeen beeralayda gobolka Bari. Waxaa uu sheegay beeralayda gobolka Bari inay ku guulaysteen inay soo saaraan qudradda noocyadeeda kale duwan,marka laga reebo Muuska iyo Cambaha oo ka yimaada koonfurta Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa kacodsaday wasaarada beeraha iyo hay'adda FAO inay taakuleeyaan beeralayda gobolka Bari,si'ay wax soo saar wanaagsan u sameeyaan. Diiwaanka Wararka Daljir,Bossaso. pictures...2 apples dont count Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 21, 2012 Waxaa uu sheegay beeralayda gobolka Bari inay ku guulaysteen inay soo saaraan qudradda noocyadeeda kale duwan,marka laga reebo Muuska iyo Cambaha oo ka yimaada koonfurta Soomaaliya. Puntland is self sufficient in agriculture minus bannanas and mangos. End of story Quote Share this post Link to post Share on other sites