Nin-Yaaban Posted February 26, 2012 Horta, shaqo waa shaqo. Qof waliba mid uu jecel yahay ayaa jirto. Aniga weligeey waxaan jeclaa ama aan rabay in aan noqdo FUUNDI. Qof farsamaha kuu fican ayaan ahaan jiray, oo hadaba suubiyo. "Dream Job" weligeey waxeey ahaan jirtey, qof xoogiisa, iyo gacmihiisa ku shaqeesto, taasna waa waxaan ku talo jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted February 26, 2012 To run a rehabilitation centre for children - and the dream part will be it has to be located by the ocean.....thats it, coconut trees, a small vegetable garden and some chickens..that it. To simplify life is my dream. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 26, 2012 Malika, adiga iyo the ocean maxaa idin kala heesta, but nothing beats the description you gave, which completes the life cycle of this world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted February 26, 2012 Allah, Nuunow talo xumida, wasiirad noqo oo dadka intooda yar kiish ka buuxso ayaad igula talisay, bisinka waan ka ducaystaa. LOL Where are you now, walaal? Bagaad Irishkii baasa uga tagtay. I do agree, wadankii opportunities fara badan ayaa ka buuxa, aad iyo aad ayaan ugana soo helay inkastoo nolosha halkaa bilawgeedu ay adag tahay, markaad la qabsatid waa heer sare. Dadkaaga aad ku dhex jirto kaliya ay niyadu kugu dagaysaa, inkastoo aan iska halwbadanahay haadnu Somaali nahay, hadana markaad hawo Somaali gashidba niyadaa kuu dagaysaa, maa taasa dareenka kay kalmada 'home'? Businesskaad halkaa ka furatidna aduunbaa wadan kara, kolay qof kale han kaad adigu businesskaaga u leedahay uma haynayo, sidaad u qorshayn lahaydna u ma wadayo, markaa waad ku khasbantahay inaad joogtid, aniga taasa igu adkaatay, waxaan rabaa inaan laba meelood isku mar dago, bal waalida ka sheekee. Waynu arki doonaa siday noqon, inshaallah adna khayr baan kuu rajayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted February 26, 2012 Archdemos;795214 wrote: I hope to start my PhD in SCM in 9 years time, inshallah. Do you already teach the subject? i just finished my bachelour and im going to start my master in august inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 27, 2012 my dream job is is to be a General in the new Somali army Inshallah i wil tray this summer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted February 28, 2012 nuune, miyaa illa aragtee - its an obsession baa kuu yiri..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 28, 2012 *ANWAR*;795783 wrote: my dream job is is to be a General in the new Somali army Inshallah i wil tray this summer What is your qualification or capacities except getting emotional tirades on SOL? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 28, 2012 My dream job is to set up a farm somewhere near Marka, Somalia and quudkii aan cuni lahaa tabcado insha Allaah, markii wakhtigu ii saamaxana aan dadka beeraleyda ah ee iga liita aan wax u faa'iideeyo waxna baro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Archdemos Posted February 28, 2012 Cambuulo iyo bun;795378 wrote: i just finished my bachelour and im going to start my master in august inshallah Good stuff mate. I don't come across fellow SC enthusiasts. I've just finished an MSc in the same subject. What are you thinking of specialising or going into. I hear demand forecasting and sustainability are quite hot. My dream job would be to run a social enterprise in the horn of Africa specialising in cold chain solutions for hard to reach communities. I'm working on this as a side project. Quote Share this post Link to post Share on other sites