Sign in to follow this  
Liibaan

M/KuXiganka Khatumo oo Lagu SooDhoweyey MogadishuAirport Sheikh Shariif oo LaKulmay MadaxdaKhaatumo

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

 

Madaxweyne Shiikh Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Oo La Kulmay Madaxda Maamulka Khaatumo State- (Sawiro)

Lasanod Online Monday, February 20, 2012

 

 

 

 

Muqdisho(Lasanod Online)- Madaxwaynaha dawlada Somalia Shiikh shariif shiikh Axmed, ayaa xalay Kulan iyo casho sharaf u sameeyay..

 

waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state .

 

Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya.

 

Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state .

 

Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale .

 

Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin .

 

Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .

 

 

 

ahaha34h.jpg

84-1024x767.jpg

122-1024x767.jpg

115-1024x767.jpg

104-1024x767.jpg

 

114-1024x767.jpg

91-1024x767.jpg

74-1024x767.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxwayne Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim oo Villa Somalia Ku Soo Dhoweeyey Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya (Sawiro)

 

(BoocameOnline) Muqdishu

 

 

Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane sheekh shariif sheekh axmed ayaa caawa Kulan iyo casho sharaf u sameeyay waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne cabdinuur clime qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa garaad jaamac garaad cali garaad jaamac ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state .

 

Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya.

 

Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state .

 

Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale .

 

Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin .

 

 

 

Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .

 

 

113-1024x767.jpg

26-1024x7672.jpg

34-1024x767.jpg

55-1024x767-11.jpg

 

74-1024x767.jpg

84-1024x767.jpg

114-1024x767.jpg

122-1024x767.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this