Sign in to follow this  
SayidSomal

Horta ma is waydisaan?

Recommended Posts

Showqi;791775 wrote:
Sayid, wixii hore ma soconayaan, dhalinyarada soo koreysa ayaa dowlada ku qasabtay in wixii hore la kala hurgufo, la haadiyo oo si fiican loo kala shaandheeyo. Odayaasha waxaa ka buuxa: Dhiigyo cab, Calooshiisa u shaqayste, Qabiiliiste iyo Baranbarooyin. Marka Odayaasha hadda ka dib waa in si fiican loo hurgufaa oo qashinka laga saraa.

Showqi - saxiib taas anigu waxba kama qabo - waxaanse la yaabanahay - nimankaan warqaddaha saxiixaayey badankood Af Ingiriis mayaqaanaan - marka haddii aan warqad u qoro oo aan dhaho waxa say u rabeen - balse xaqiiqda masha ku qoran ka duwan tahay - soo ma dhici karto in ay wali saxiixan - haddii aysan odhanayn Afkayaga kali ah baan ku saxiixaynaa, bacdeene isagoo turjuman saxaafada af ingiriis ku hadla ha loo qaybiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;791781 wrote:
Sayid Somal kagan tuuladi qardho ka yimid dee waxaagu wa kalay na dawada Somalidu maxay english wax ugu qoraan adeer dee englisthtu ma waxad u haysata lahjad ka mid reer budhlayn ku hadlan hada wa af calaami ah wana wax lo bahanyahay in lugu qoro si ay dadku isku fahman mala fahanka kugu yar, isweydi Somalida halkan maxay englishta ugu doodaan ma ingriis baynu nahay dee wa af dadku isku af gartan

 

Lool@ Somalina kuwaas beri hore baan geed ku xidhi laha:D

Horta adeer kuma ihi - ee adeer hay dhihin. waxaad mesha ku qortayna waa raad digaag.

Haddaan qoralkaaga tix raaco - hadalkaaguna kama foga isla sidaas - marka iska amuus boowe intaadan is biran. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayid*Somal;791786 wrote:
Showqi - saxiib taas anigu waxba kama qabo - waxaanse la yaabanahay - nimankaan warqaddaha saxiixaayey badankood Af Ingiriis mayaqaanaan - marka haddii aan warqad u qoro oo aan dhaho waxa say u rabeen - balse xaqiiqda masha ku qoran ka duwan tahay - soo ma dhici karto in ay wali saxiixan - haddii aysan odhanayn Afkayaga kali ah baan ku saxiixaynaa, bacdeene isagoo turjuman saxaafada af ingiriis ku hadla ha loo qaybiyo.

So true! While many of us never had the chance to be educated in Af-Somali (in order to express complex ideas/processes in our home tongue - hence why so many of us write in English), we should view it as a weakness/deficiency not a badge of honor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this