Dr_Osman Posted February 20, 2012 Jaaliyada Puntland ee UK oo isu diyaarinaysa soo dhawaynta Waftiga Puntland ee shirka London Posted by Pi on February 20th, 2012 London(Pi) Jaaliyada ayaa wada abaabul wayn oo lagusoo dhawaynayo Wafuuda Soomaaliyeed ee ka qayb galaya shirka London, PDF-UK ayaa ayaa qorshaynaya inay Garoonka diyaaradaha London ku soo dhaweeyaan Waftiga Puntland ee ka qayb galaya Shirka London, Jaaliyadu waxay kaloo qayb wayn ka qaadanaysaa soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal wasaaraha oo iyana kusoo food leh London. Waxay kaloo Jaaliyada Puntland ee Uk qorshaynayaan inay si gaara u la kulmaan Waftiga Puntland, waxay kalooo qayb ka qaadanayaan kulamo ay Jaaliyada Soomaaliyeed la yeelanayaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal wasaaraha marka uu dhamaado shirka London. Kala soco Puntlandi.com imaatinka Wafuuda Soomaalida ee London Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted February 20, 2012 There was demonstration in Garowe today against Galmudug President Caalin on his on his remarks on society women specially when leaving Garowe Airport the other day. Not that approve what he said, but Since you (Dr) report everything about Puntland how come you have missed this mase it was censored by Faroole ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 20, 2012 Beergaal, where did you read that from? source? or is it just hear-say Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 20, 2012 Dr_Osman;791744 wrote: Beergaal, where did you read that from? source? or is it just hear-say It's bullshit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted February 20, 2012 No. its workii ugu danbayyey ee Garowe. Dr.listen to Radio Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 20, 2012 Are there Puntlanders in England. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 21, 2012 Madaxweyne Faroole oo si Weyn Loogu soo Dhaweeyey London (Daawo Sawirro) Comments (0) | Write Comment 20 February 2012 Wafdi ka socda Dowladda Puntland uuna hogaaminayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa caawa [20 Feb 2012] ka soo degay Magaalada London halkaasoo loogu balansanyahay inuu ka furmo Shirweyne Caalami ah oo ku saabsan arrimaha Somalia. Wafdiga Puntland waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Wasiirka Waxbarashada Md. Cabdi Farax Siciid (Juxa), Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed Cali Askar, Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga Md. Cabdulqadir Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Puntland Md. Maxamad Xasan Barre, iyo sarakiil ka tirsan Madaxtooyadda Dowladda Puntland. Wafdiga Puntland ayaa waxaa garoonka Heathrow International Airport kusoo dhaweeeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ingriiska (Foreign and Commonwealth Office – FCO) iyadoo Wafdiga loo galbiyey Qeybta VIP-da ee garoonka Heathrow. Intaasi ka dib ayaa Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Farole waxay la kula kulmeen gudaha garoonka dayuuradaha xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London halkasoo Madaxda Dowladda Puntland si weyn loogu soo dhaweeeyey. Shirka Caalamiga ah ee arrimaha Somalia ayaa furmi doona 23 Feb 2012 iyadoo ay ka soo qeybgali doonaan in ka badan 50 Dowladood. Shirkii Dastuurka Somalia (Garowe II) ayaa lagu soo gabogabeeyey xarunta Dowladda Puntland ee Garowe maalintii Jimcaha 17 Feb 2012, iyadoo ay Madaxda Somalia shirkaasi ku saxiixeen Garowe Principles II oo ah heshiis qeexaya habsocodka barnaamijka Dastuurka Federaalka ee Somalia. Waxaa Raxanreeb.com Soo Gaarsiiyey Qoraalkaan iyo Sawiradaba Communications Office The Puntland Presidency Puntland State of Somalia E-mail: info@puntland-gov.net Web: www.puntland-gov.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 21, 2012 welcome to london president of puntland 8 regions of somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 21, 2012 in your face Quote Share this post Link to post Share on other sites