Somalina Posted February 20, 2012 Ra-isul wasaarahii hore ee Somalia Mudane farmaajo iyo Farshaxaniistaha weyn AAMIN CAMIR ayaa la soo sheegayaa in beryahanba uu xaalkoodu ahaa mid hadii ayb wada joogi lahayeen uusan ka marnaan laheyn gacan qaad. Aamin Camir iyo Farmaajo oo wada galay heshiis ku saabsanaa in uu Amin Camir ka shaqeeyo sidii shacabka iyo Dowladda isugu xumeyn lahaa oo Kartoomo Dowoladda lagu been abuuraayo u sameyn lahaa ilaa laga gaaro Agoosto, iyadoo uu farmaajana intaas halgan adag u geli doono sidii uu ugu fariisan lahaa kursiga madaxaweynanimo ee Soomaliya, ayaa heshiiskaasi shaqeyn waayey kan dib markuu Amin waayey DHALIILO UU dowladda ka qoro, isagoona dareemay in ay shacabku arintaasi wada fahmeen. Amin Caamir ayaa sidaah horay u shaacinayba loo balan qaaday lacag gaareeysaa 100'000 Dolar iyadoo hor marisna loo siiyay 10'000 Dolar, iyadoo haatana uu khilaafka ugu xoogan dhaliyay inuu Amin Camir yareeyey Kartoomadii uu soo saari jiray ee xagga Dowladda lagu been abuuraayey, taasoo ka careeysiisay FARMAAJO oo rabay in maalin walba hal Kartoon Dowladda lagu Dhaliilo, taasoo AMIN u suuroobi weysay. ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku dhaw dhaw Amin Camir ayaa sheegaya inuu ku andacoonaayo inuusan heshiisku aheyn in maalin walba hal Kartoon la soo saaro ee uu ahaa in ilaa agoosto Dowladda ladhaliilo oo keliya Farmaajana la taageero oo la buun buuniyo. Farmaajo iyo qaar kale oo la wada Ololaha hada ku dhaw inuu iskaba dhicisoobo, ayaa aad uga careysan gaabiska Amin Camir, iyadoo uu awalba culeys ka heystay dhanka aftahanim la'aanta ee FARMAAJO oo soo isagu soo jiidan la' dadka goobaha uu tago loo soo baryo buuxiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 20, 2012 Amin Caamir ayaa sidaah horay u shaacinayba loo balan qaaday lacag gaareeysaa 100'000 Dolar iyadoo hor marisna loo siiyay 10'000 Dolar, iyadoo haatana uu khilaafka ugu xoogan dhaliyay inuu Amin Camir yareeyey Kartoomadii uu soo saari jiray ee xagga Dowladda lagu been abuuraayey, taasoo ka careeysiisay FARMAAJO oo rabay in maalin walba hal Kartoon Dowladda lagu Dhaliilo, taasoo AMIN u suuroobi weysay. Eesh Calaa Bacaaac ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 20, 2012 Maanta ki amiin Caamir wala heley. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites