Sign in to follow this  
Dr_Osman

Suways Pharmacy Providing New Services To Qardho Residents. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Xarunta Suweys Clinic oo adeegyo caafimaad oo casri ah Qardho ka bilowday [sawiro]

 

Updated:- 20 hours ago| 3 Commnets

 

Xarunta caadimaadka Suweyn Clinic Center ayaa maanta soo bandhigtay adeegyo caafimaad oo ay ku soo kordhiyeen adeegyada caafimaadka ay u qabtaan bulshada ku nool magalada qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

 

Maamulka guud ee Suweys Clinic and Pharmacy ayaa waxa ay shegeeen in ay soo kordhiyeen adeegyo kala duwan oo dhanka caafimaadka sida cumputerka lagu eego uurkujirta, sheybaar casri ah oo lagu baaro cuduro kala duwan, maamulka ayaa sheegay in ay keeneen daawoyin casri iyo xarun loogu talagalay in la jiifiyo dadka bukaanka ah ee la keeno xarunta iyadoo jiifka maamulka ay ku sheegeen in uu yahay lacah la’aan taas oo loogu daneenayo dadka ku nool magalada.

 

Dr. Ibraahim Golicha Ali oo ka howlgala xarunta caafimaadka Suweys Clininc Center oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa sheegay in uu qabto qaliimada kala duwan kuwaas oo dadka u baahinyihiin, Qaliimada oo sameyo Dhaqtarkaan ayaa waxa uu adeegsadaa qalab casri ah oo lagu soo kordhiyey xaruntaan.

 

Maaulaha Xarunta Suweys Clinic Cismaan C/dalla Maxamuud ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qancinta macaamiisha ku xiran xaruntaan Caafimaadka Suweys, waxa oo tilmaamay in magalaada qardho ay kaj irto baahiyo weyn loo qabo dhanka adeega caafimaadka inkastoo xaruntaan keentay adeegyo kala duwan oo caafimaadka ah wali waxaa magalada ka jira baahiyo caafimaad oo aad u badan.

 

 

Cabdiraxmaan Maxamed Cali [black]

Horseed Media

Qardho

 

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-1.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-2.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-4.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-7.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-9.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-10.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-11.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-12.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black.-16.jpg

Suweys_Pharmacy_Qardho_By-Black..jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this