NASSIR Posted February 19, 2012 Feb 18, 2012 ASalaama caleykum, Anagoo ah wax garadka iyo odayaasha jaaliyadda maakhir eek u dhaqan Kuwait waxa aanu si weyn u taageeraynaa cid kasta oo degaanka Maakhir horumarkiisa ka shaqaynaysa, waxa aanu si gaar ah u taageersnahay barnaamijka iyo qorshaha horumarineed ee uu bishii la soo dhaafay la tegey degaanka aqoon yahan Faysal Axmed Yuusuf [Xawar), waxa aanu cambaaraynaynaa cid kasta oo ka hortimaadda maslaxadda caamka ah, dadka caadaystey markii wax umadda dan u ah la soo hadal qaado ku andacoonaya haddii aannaan ka dhex muuqan ma ogolin, waxaa aanu ku boorinaynaa dadka wax garadka degaanka iyo odayaasha in laga hor tago meelna looga soo wada jeesto dadka danaha gaarka ah wata ee maslaxadda umadda is hortaagaya, in aynu ka xorowno caadada xun ee ah “looma dhamma ” oo ah tan inna ragaadisay dadkana inaga reebtay. Xubnaha baaqan taageerada soo saaray waxa ay kala yihiin: 1. Oday Xuseen Muuse Jaamac 2. Axmed Jibriil Qablan 3. Naasir Yaasiin Sheekh Saalax 4. Ismaaciil Saciid Bootaan 5. C/rasaaq Cali Maxamed 6. Cali Maxamuud Cali Bayr 7. Cisaam Xuseen Muuse 8. Saciid Ismaaciil Himbool Waxaanu ilaahay uga baryeynaa in uu umadeenna niyadeeda isu soo jeediyo oo dantooda tuso meel ay joogaan. Guddiga Jaaliyadda Maakhir ee Kuwait Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 19, 2012 Good development. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 19, 2012 Indeed Abti but some are against this project. They don't see the long-term benefits. Waxaa kaliya oo u muuqata ninka mashruuca hogaaminayo laftiisa. Waa waxa na habsaamiyey. Very sad! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 19, 2012 Educating our people must be a priority. Self awareness and self reliance should be promoted in our regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 19, 2012 Inshallah. That should be our enduring objective. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 20, 2012 Waxaanu ilaahay uga baryeynaa in uu umadeenna niyadeeda isu soo jeediyo oo dantooda tuso meel ay joogaan. Aamin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 20, 2012 That is the spirit ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted February 20, 2012 lol...very funny. what happened to camel that was at the moon!! Did the Maakhir astronauts rescue it?? lol. I just wanna know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted February 20, 2012 Rudy, that mission was completed successfully centuries ago Abti. Very disappointed with Faisal on this issue, he should have been very specific on what he will do for the community in return, but the truth was he does have a plan neither those in the communiqué. And that is the reason why the community rejected his project. None the less he is and always remains a very important member in Makhir Development Group. Quote Share this post Link to post Share on other sites