Sign in to follow this  
Aaliyyah

Dhegeyso Garaad Xumada Beelaha Dhexe: Boqor Buur Madaow oo Kor Iyo Hoosba Is-Burinaya

Recommended Posts

Taleexi   

Xaggee laga ciyaaraa sharciga garsoorka anigaa kuu samaynaya adiguna daawade baad ka tahay ayaahaaaga; weliba qarnigan 21-aad ... I guess only in Hargeisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Xaaji Xanjuf, you need to worry about the fate of your Waqooyi Galbeed State.Khaatumo State will take care of its affairs. It shouldn't concern you at all. So don't delude yourself

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Aaliyah i am not even from woqooyi galbeed lool or togdheer lol

 

Taleexi ma dastuur cusub baad rabta inaynu samaysano wa hagaag dee wa inaynu barlamaanka dhex marina adigu so farsame eeg wax walba wa flexible wax badan walaga tanasuli kara laakin inaynu wada joogno wa muhiim.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Ma saddexda habrood baad igula talisay inaan barlamaankooda soo maro. Inkastoo malkada xiis iyo maydh looga soo dego, heedhe muuse waa muusihiisii... Abti xagga caddaaladda waad ka arradan tahay :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

War yaa Muslinow Muse ismaciil ah sharcigina diiday habrihi iyo odayadi wada joogay na diiday guurtidi wada abtiyesna adeereysna oo cumaamadu wada saarnayd na wuxu ka so qaaday qaar aan cadalaada ku dhaqmayn isna cadalaadi inu wax ku daro ma rabo, oo wuxu na leeyahay haydaydan ila khaatumeyn waad kharash beeleysiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Dadka oo dhan ha igu dirin Muuse Ismaaciil hadda ilaaqtankooda kama bixi karo'e. Hadalkaygana sidaan u dhigayna ha ka duwin. SL qoyskiinaa samaystay ee Alle ha idiin barakeeyo markaad wixiina iimaansantaana Taleex baan idiinku qabanaynaa wada tashi xagga nabadgelyada iyo dhaqaalaha ah. Ha moogaan, hana ka maqnaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taleexi wax laga xishoodi mesha ma arko mr seven shirts aka xaajii can troll elsewhere. Adigana warka haka dhurin hadad rabtid inad ka dhurtidna page khaas ah u furo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyaah wa runteed shaadhka khaatumo waan xiidha shaadhka ssc waan xidha shaadkha usp waan xiidha shaadhka somalilayn waan xiddha oo halkaas babay ku wada aroorta waba halkaynu ka bilownay asaaskeeni .reer cali shire iyo reer Cali koore haday xuruguftan ka dhaxayso cidi u gurmanayso wa aniga isna wa ogyahay mana foga taleexi wuxu diidsanyahay na wa in la xaliyo. Oo sidi xal waarta loo dhalin laha wa in tanasul badan yimaado weye. Dadkani way wada noolayeen inti anu frenjigu ino iman oo cid walba og taas waxani wa iska yar siyasad yar oo meel loo Waayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Sheekoy ku nacay. Anaa reer Cali Shire ah, adeerkayna siyaasadiisa waa ku kufriyey, no more horgale. Long live to Khaatumo. Somalilanders are been exposed.

 

Carafaat, we know who you are.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taleex just ignore xaaji xanjuf. If he had anything constructive to write about the topic which is their Boqor Buur Madaow's interview. He would have by now..but he just wants to make random comments. So let him!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this