Sign in to follow this  
Dr_Osman

Al Shabab Has Threatened Puntland

Recommended Posts

Dr_Osman   

1785.jpg

 

Al-Shabaab : Shacabka Puntland Waa In Aadan Ogolaan Shirarka Lagu Qabanaayo Garoowe

Comments (0) | Write Comment

 

Muqdisho (RBC) Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo saxaafada kula hadlay deeganka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa ku tilmaamay shirkii ka dhacay Garoowe mid lagu baadiyeynaayo umada Soomaalida.

 

Mar uu ka hadlaayay qodob ka mid ah shirka wuxuu yiri

 

“Shirka waa la yiri dastuurka cusub 30% waxa ka yeelan doona haweenka, waa baadil lagu rabo in lagu maran habaabiyo dhaqanka iyo diinta ay lee dahay Soomaalida”

 

Wuxuu digniin u jeediyay shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe.

 

” Waxa aan ugu digeynaa shacabka reer Garoowe in aysan marti galinin shirka cadowga ay kala soo cararayn muqdisho in markasta lagu martigaliyo guryihiina ma ahan marwalbo kitaabaka qur’aanka ka soo horjeeda lagu martigaliyo guryihiin Shabaka Reer Puntland waa idiin doqonimo” ayuu yiri Cali Dheere.

 

“Waa in aad noqotaan kuwa u hiiliya kitaabka Alle, wax garadka iyo dadka kale ee wax garadka reer Puntland ka damqanaya sharafta iyo dadnimada waa in aysan waxaas oo kale yeelin” ayuu yiri Cali Dheere.

 

Sidoo kale waxa uu Cali dheere ka hadlay shirka lagu dabayaaqada bishan ka dhacaya magaalada Londan oo ku tilmaamay mid lagu curyaaminaayo umada soomaaliyeed.

 

Al-Shabaab oo dhawaan ku biirtay Al-Qaacida ayaa inta badan ka soo horjeesta shirarka Soomaalida loo qabto ee ka dhaca gudaha dalka iyo dibadiisa, tii oo ay ijirto iyadoo aan ka qeybgalin.

 

RBC Radio

————————

Xafiika Wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Oh go away dayniile boy your not even in the equation, you will be confronted and expelled from the nation. Why are the haters showing their ugly faces nowadays

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;791280 wrote:
Oh go away dayniile boy your not even in the equation, you will be confronted and expelled from the nation. Why are the haters showing their ugly faces nowadays

the difference between pawns (al shabaab) and high profile leaders is that when it's all set and done, we all know the outcome of people like this particular loser; execution. so talk and make all the jokes you want. your days of terrorizing in somalia is numbered.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this