Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 1, 2012 Max’ed Cali Ibraahim (Catoosh) ayaa waxa uu sheegay in shacabka reer Baydhabo ay soo noqotay xornimadoodu, isagoo carabka ku dhuftay in dhibaatooyinkii ay ku arkeen magaalada Baydhabo ay qeyb ka tahay in rag ka tirsan Al Shabaab ay guursadeen haween raggii qabay cabsi darteed ay magaalada isaga baxeen xilligii ay gacanta ku hayeen Al Shabaab ee 3-dii sano ee lasoo dhaafay. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted March 1, 2012 Haweenka Ethiopianka maanta ku fara xumeynayaan Baydhaba iyo Baladweyne iskaba dhaaf kuwa ay ku saartaan Addisabeba kuwaas na yaa u doodaya Quote Share this post Link to post Share on other sites