Qandalawi Posted February 20, 2012 Abwaan, Shangole, Godane and Mansour iyo wiix lasocdaba waa niman waalan, qofka waalanna waxkasta waa kasuurtowdaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 20, 2012 Waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah in Xaliimo oo ah xaaska Farey inaay soo wacday odaygeeda kuna tiri waxaan doonayaa inaad iska keey furto , taasoo fajaciso ku noqotay Fareey, wuxuu la xiriiray waalidkeed waxayna ku wargeliyeen in arrinta aan waxba laga qaban karin maadaama meesha la joogo ay ka taliso Al-shabaab. meeshaas waxaa ka cad inuu furriin dhacay! 'Lacnatullaahi calal kaathibeen'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 20, 2012 Nacalad waxay ku taal Fuad Shangole, Abu Mansur iyo Afghani. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 20, 2012 ^Maya, kuwa xabashida u daba dhaqa, bes. ps. Aayad Quraan ah waaye waxa kor ku qoran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 20, 2012 Nacalad baa sinjigooda kutaal AS iyo Al qaeda iyo kuwa halkaan ka daba nacamleeya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 20, 2012 ^ina-adeer is daji. AS xaas la dhexlo danbiyo ka waa weyn bey umadda ka galeen oo wilina ku indho cadyihiinee. Ragg saqiirro xasuuqay kuna sheegay cadoow Alle maxay la tahay dumar la qabo inay ku saqajaamaan? Maaddeey: xaasaska amiirada adigaa ka war heyn jirayee bal numbaradii garaac oo soo wareeso xaasaska amiiradaada sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 20, 2012 She's 47 and has seven kids! She asked for a divorce? Sounds like this Shangole knew her before she got married (and old flame). Heh. (I don't believe the story). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted February 20, 2012 Waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah in Xaliimo oo ah xaaska Farey inaay soo wacday odaygeeda kuna tiri waxaan doonayaa inaad iska keey furto, taasoo fajaciso ku noqotay Fareey, wuxuu la xiriiray waalidkeed waxayna ku wargeliyeen in arrinta aan waxba laga qaban karin maadaama meesha la joogo ay ka taliso Al-shabaab. Maaddeey;791848 wrote: meeshaas waxaa ka cad inuu furriin dhacay! 'Lacnatullaahi calal kaathibeen'. ^Yaa yaa waad yaa Mu'min. Meesha wax waa ka dhaceen, furiinse ma ahan yaa beeh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 20, 2012 Ngonge: I doubt if it would surprise anyone if the story is genuine. AS are prone to pull on these on poor unsuspecting women. Allow dhulka idinla goo dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 20, 2012 ^^ Yes, if it were a busty twenty year old. But a woman who is almost fifty? I heard about attraction being a matter of taste and all that, but I think this one is far fetched. Not much of it adds up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted February 20, 2012 I heard fuaad shangoole has a slut wife in UAE.any one the UAE bad boys comfirm this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 20, 2012 Eng.Cadde;791935 wrote: I heard fuaad shangoole has a slut wife in UAE.any one the UAE bad boys comfirm this? Maangaab nimada iskadaa. If you have issue with Shangole, you knew where he's but leave the poor women out of it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted February 20, 2012 Hey relax,It is just a rumor,but you know there is a probability however small that it is true.That sick terrorist is capable of doing the most obnoxious crime and stoning women for adultery when his wife is a skank might sound hypocritical.dont you think? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 20, 2012 ^that's uncalled for waryaa. It's HIM we are discussing, not his wife. Leave her out. She ain't responsible for his crimes. Stop insulting her. Ngonge: regardless of the age, the man in question has stolen countless minds and forced them to unholy war. Stealing little school kids is what he does for a living. If he were to steal a married women, the man is capable of much worst. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 20, 2012 ^Cadde...Hadaad nin ragah you wouldn't call married skank. Whatever you think of Shongole doesn't justify calling this woman is skank. If you feel so strongly about Shongole, go and get him instead badmouthing his wife, There's no much of raganimo in that. Quote Share this post Link to post Share on other sites