Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Holiday Spot. Biyokulule

Recommended Posts

Dr_Osman   

Raxanreeb iyo Sawiradii Isbuuca 18/02/2012 (Photo News)

 

Comments (0) | Write Comment

 

Halkaani waa dusha sarre ee Il biyoodka Biyo Kulule oo kuyaala banaanbax magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,waxaana sida dad xog ogaal ahi noo sheegeen in markii ugu horreysay uu degay Allaha ha u naxariistee Ugaas Xasan Maxamuud Samatar isagoo ka sameeyey beer weyn ilaa intii uusan Guumaystihii Talyaanigu kala wareegin qiyaastii 80-maadkii.

1781.jpg

 

Barkadaan yar ee aad arkaysaan waa mid kamid ah baraagaha ku dhexyaala Ceelka Biyo Kulule ,waxaana ay gaar u tahay haweenka sida dhalinyaro iyo kuwa da’da ah xiligaan dhowr hablood ayaa ku dhex-dabaalanaya…baashaal.

2535.jpg

 

Qolkaan burbursan waxa uu ku yaala oogada sarre ee buurta ka koreysa Il-biyoodka Ceelka,waxaana sida ay i sheegeen dad hayey Taariikhda Biyo kulule, dhisay qiyaastii 1880 AUN Ugaas Xasan Maxamuud Samatar iyadoona sababah loo dhisayna ay ahayd kaneecada,bahlaha oo ku badan dhulka uuna ka doorbiday dhalada sarre ee buurta.

3481.jpg

 

Halkaan waa beer timireed muddana waxba kama aysan bixin,waxaana ay ku dhinac taalaa Ceelka Biyo kulule isna sida aan kasoo xigtay Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xarago wuxuu i sheegay in beertan uu sameeyey AUN Ugaas Xasan Maxamuud Samatar wakhtigaasna u ka bixi jiray Timirta si weyna looga faa’ideysan jiray balse maaha maanta mid Timirtii lagu yaqaanay ay ka baxdo.

4438.jpg

 

“”Kaleexo aan quusee”" ama “”Anigaa kaga fiican quusida biyaha” erayadan waxa ay kamid ahaayeen kuwa ay is dhaafsanayeen nin dhalinyaro ah iyo wiil aan ku qiyaasay 9-jir oo kuwada dabaalanay barkad biyo ka buuxeen kuna dhextaala bartamaha Ceelka Biyo Kulule.

5331.jpg

 

Wiilkaan yar ee aad u jeedaan magaciisa wuxuu igu sheegay Yusuf,waxaana RBC Radio uu u sheegay in uu ku faraxsanyahay imaatinka Biyo Kulule si fiicana uu u dabaashay sidoo kale imaan doono xiliyada uu fasaxa Iskuulka leeyahay.

6267.jpg

 

Halkaan waa mid kamid ah barkadaha ku dhexyaala Ceelka,waxaana kusoo dhaca biyo sidaas aan u kululeyn balse Caafimaad ahaan u fiican sida xajiinta,maqaarka jirka iyo qeybaha kale jirka,waxaana xusid mudan in dhakhaatiirtu ay daawo ahaan ugu soo qoraan dadka qaarkiis si ay ugu soo qubaystaan kuwaas inta Taariikhdu sheegto uu EEBE Caafimaad ka siiyey tusaale sida dadka gacanta ku hayaa i sheegaan waxaa jirtay qiso layaab lahayd ka gadaal markii gabar muddo kursiga curyaamada ku fadhiday laga soo dejiyey diyaarad dabadeedna 7-berri daawo ahaan u timid Ceelka markii danbe iyadoo soconaysa lugaheeda ku kortay diyaaradii keentay markii horre iyadoo aan socon kari. EEBE Qadartiisu weynaa!!!!!!.

7213.jpg

 

Halkaan waa berkada ay kusoo dhacaan biyaha ka yimaada Ilbiyoodka sarre ee Ceelka xiligaasina waxa ku dhex baashaalayey ragan aad u jeedaan oo sida ay i sheegeen dalxiis ahaan uga faa’ideysanayey kuna faraxsanaa Jawiga macaan ee ay ku jireen intooda badana isku weydaarsanayey Xaalada dalku uu marayo..

8161.jpg

 

Kuwaani waan qaar kamid ah qosaska usoo dalxiis taga Biyo Kulule,waxaana inta badan ay yimaadaan xiliyada ay Carruurtoodu fasaxa waxbarasho leeyihiin iyadoona laga qaado khidmad yar oo lagu kaabo bilicda,waardiyaha iyo nadaafada Ceelka…farxad ayaa ka muuqata Wajiyadooda maasha allaah.

9134.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Carruurta idin kaga muuqata Sawirkaan waxa ay kamid yihiin boqolaalka Todobaad walba usoo dalxiis tagta Biyo Kulule,waxaana ay i sheegeen in biyaha ceelka biyo kulule ay ka dabaal fiican yihiin kuwa badda aadna ay uga helaan.

10133.jpg

 

Halkaan waa barkad ku dhextaala Ceelka Biyo Kulule,waxaana ay gaar u tahay dumarka oo ku dabaasha xiliga aan ka qaadaynay Sawirrkana diyaar ayey u ahaayeen balse waxa ay codsadeen in wajiyadooda aana la arag waana sababta ay gadaal ugu jeesteen,waxaana ay aad ugu faraxsanaayeen Imaatinka biyo kulule.

11230.jpg

 

Qoysaska dalxiiska u keenay Carruurtooda Ceelka Biyo Kulule ayey kamid yihiin labadaan gabdhood iyo gabadha yarta ah kuwaasoo ku faraxsanayaa imaatinka Ceelka,waxaana inta ay joogaan ku karsadaan cuntadooda ilaa inta uu gabalku ka dhacao biyaha baraafaha ayey isaga noqnoqdaan.

12171.jpg

 

Taariikh kooban.

 

Ceelkan oo magac ahaan la yiraahdo BIYO KULULE ayaa waxa uu kamid yahay ilo-biyoodyada burqada,waxaana sida la i sheegay degay meesha uu kuyaalo AUN Ugaas Xasan Maxamuud Samatar qiyaastii 1880.

 

Intii uu deganaa AUN Ugaasku wuxuu ka sameeyey dhinaca Ceelka Biyo Kulule beer weyn oo u ka bixi jiray Timirta iyo dhismayaal kale oo ilaa hadda marka aad tagto qaarkood dhisamayaashooda aad weli ku arkayso.

 

Guumaystihii Talyaanigu markii uu yimid dalka waxa uu durba bilaabay in uu ku sameeyo dayactir xoogan isagoo inta badan Saraakiisha sarsare ay u imaan jireen nasasho ahaan iyo in ay biyaha uga faa’ideystaan xanuunada ku dhaca ciidankooda.

 

Ka dib markii uu Guumaystihii Talyaaniga dalka isaga baxay ayaa gacanta waxaa haddana ku qabatay Dawladdii AUN Jaalle Maxamed Siyaad Barre oo ku sameysay xoogaa dayactir ah sida baraagaha iyo dhisamayaal yar qiyaastii 1971 ilaa 72.

 

Iminka gacanta waxaa ku haya Ceelka Biyo Kulule Caruurtii uu dhalay iyo kuwii ay sii dhaleen ALLAHA HA U NAXARIISTEE Ugaas Ugaas Xasan Maxamuud Samatar sida uu i sheegay Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo kamid ah ehelada Ugaaska.

 

Nala Daawo Sawirro kale oo badan oo Ceelka Biyo Kulule ah.

13144.jpg

14130.jpg

15124.jpg

16115.jpg

1782.jpg

1829.jpg

2043.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

22131.jpg

23105.jpg

21117.jpg

 

Please note I already knew about this spring-baths years ago. I learnt it from this guy

1513676317_6f1e68678a.jpg

 

Those spring baths are awesome, its like play area for kids and also serves as a sauna llike experience. But then again you are all not from Puntland so you wouldnt understand.

 

Our kids enjoy themselves and have the facilities available to them

 

BOOSAASO-@2-3.jpg

BOOSAASO-@2-4.jpg

DSC00942.jpg?t=1320597246

DSC00288.jpg

DSC00312.jpg

DSC00289.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Yep thinks looking good. On the Political Front, our Political conference ends successfully in garowe. The following are agreed upon.

 

1. The Somali Nation will be administered through federalism. This includes providing capacity to existing regional governments through-out Somalia and also building federal based administration where shabab has been removed.

2. The parliament will have two assemblies. A lower assembly consisting of 225 mps and upper assembly consisting of 54.

3. 30% of the parliament allocation will go to women

4. The president will be selected via parliament and the President selects the Prime Minister and the p.m selects the cabinet

5. Somalia will go to the london conference united

6. We had high level delegation come from the international community such as the A.U, E.U, U.N, Djibouti, Somalia TFG at its highest level and international and local media were present. This will help Boost the Puntland profile even further

 

On the regional front we have a high level health conference occuring at Kenya where our most beloved Puntland health minister is attending, The Democratisation of the state is going well and more local administrations are functioning in the state more then ever before. On the security front its been quiet in the state but its still to early in the year to give such a forcast but I must thank the Puntland Armed Forces and its tireless work that has been conducting be it in the security sector, humanitarian, or community driven projects.

 

On the Development front we have many projects happening. Some of the key ones to note are

 

1. Golis, iftin, tawakal building headquarters in Bosaso. And golis is also building a headquarter in Garowe.

2. A complete road rehabilitation work is occuring on the garowe to galkayo road from the beginning to the end, Bosaso is also completing its own road paving projects for the city and the port is well under-way for an expansion.

3. The garowe sporting ground is under construction and is looking to be the first grassed stadium in Somalia.

4. A Medical Academy and a Fish Market is being built in Garowe

5. There are off the road projects occuring under the JPLG programe to reach out to the coastal areas

6. A new Parliament and Presidential Palace are currently being constructed in garowe

7. Qardho-Ceel Dahir are booming on the residential and commercial fronts

8. Galkacyo Is a bit sleepy but as for now their is the on-going terminal construction and airport rehabilitation occuring.

9. The Oil Program is well under way and doing well

10. Garowe airport is under construction and seems to be gradually changing everytime I see it.

11. Garowe will now be pharmeucitical manufacturer making our medicine locally and not exporting it via dubai to our local pharmecies.

 

Unknown Status Projects

1. The new Galkayo Hospital

2. SEPCO electricity in Bosaso

 

Total failed Projects

1. Bosaso Run-way pavement

 

So yeah guys thinks are looking good on the political and development front without a doubt. As for the security front its too early to say because were at the beginning of the year, but as of now things have been quiet. So hop on the Puntland express where there are no stops till the state is self-sufficient, booming, and politically a powerhouse

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Yeah nasir theres heaps to do in Puntland for fun

 

1. Horse Ridding on some of the best plains in Somalia

6348623994_d79a3ccd5e.jpg

c-6.jpg

 

2. Camel Ridding

images?q=tbn:ANd9GcSdAINdnDnsCm-OqKMPObA

 

3. Mountain Hiking

Bild%20087.jpg

 

4. Forest Treks. One Through Calmadow and the other through Hafun

images?q=tbn:ANd9GcQqmTkKAqVVyZTvUr4G36s

 

The other Forest treck through hafun

Bild%20172.jpg

 

5. Swamp cruises in Hafun

66268560.jpg

 

Cave exploring

file.php?id=222

 

Picnic at the Lakes

bosaso533.jpg

 

Beaches

6s.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this