Liibaan Posted February 17, 2012 Madaxweyne KuXigeenka Khaatumo Iyo Wafdigiisii Oo Ka Degay Muqdisho- Lasanod Online Friday, February 17, 2012 Muqdisho,(lasanod Online)- Waxaa maanta Garoonka Caalamiga ah ee Adan Adde International Airport, ka degay xubin sare oo kamid ah.. Golaha madaxtooyada Maamulka Khaatumo State of Somalia. Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) waxaa weheliya Wasiirka Aminiga Maamulka Khaaumo State Of Somalia, Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Arimaha Jaaliyadaha Mudane Xuseen Salebaan X. Axmed. Waftigan ayaa si heer sare loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, waxaana ka hor yimid Wasiiro dawlada dhexe ah & Xildhibaano ka soo jeeda maamulka Khaatumo. Waxaa iyana hore ugu sugnaa magaalada muqdisho wafdi ka socda golaha sare ee dhaqanka iyo waxgarad kale oo halkaas u jooga sidii ay dawlada federalka uagla ahdli lahaayeen arrimaha khuseeya maamulka iyo deegaanka Khaatumo.. Copyright © 2012 Lasanod.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 17, 2012 Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne C/Nuur Biindhe Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Caabudwaaq (Daawo Sawiro). Caabudwaaq(Allssc): Wafdi balaadhan oo uu horkacayo Madaxweyanaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa waxa ay dhowaan soo gareen Magaaladan Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud . Wafdigan Balaaran ee uu horkacayo Madaxaweeyne C/nuur Biindhe ayaa waxaa ku weheliya wasiiro uu kamid yahay wasiirka Amniga Khaatumo State Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Xubno aqoonyahano ah. Wafdigaan balaadhan ayaa waxaa iyaga oo ay galbinayaan gaadiidka gaashaamaan ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca gudaha ay u soo galeen magaalada Caabudwaaq, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uliyiinta sare ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca. Wafdi balaaran oo uu horkacayo Madaxweyanaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa waxa ay xalay soo gareen Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud . Wafdigan Balaaran ee uu horkacayo Madaxaweeyne C/nuur Biindhe ayaa waxaa ku weheliya wasiiro uu kamid yahay wasiirka Amniga Khaatumo State Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Xubno aqoonyahano ah. Wafdigaan balaaran ayaa waxaa iyaga oo ay galbinayaan gaadiidka gaashaamaan ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca gudaha ay u soo galeen magaalada Caabudwaaq, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uliyiinta sare ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 17, 2012 Great news. Thanks to Gaa-gaab for pulling this off Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 17, 2012 Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne C/Nuur Biindhe Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Caabudwaaq (Daawo Sawiro). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 17, 2012 Weftigii uu Hogaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Khaatumo oo ka degay magaalada Muqdisho. Wafti balaadhan oo uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Khaatumo State of Somalia C/Nuur Cilmi Qaaji{ Biindhe}., ayaa goor dhawayd si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Weftiga madaxweyne ku xigeenka oo ka ambabaxay magaalada Caabudwaaq subaxnimadii saaka aya qadar daqiiqado ka hor waxaa ay ka degeen gegida caalamiga ah ee Adan Adde international Airport ee magaalada Muqdisho. Wweftiga waxaa soo dhawyeey xubno ka tirsan golaha wasiirada ee Soomaaliya, xildhibaano iyo wufuudii uu hogaaminayey Garaadka guud ee deeganada Khaatumo Garaad Jamac Garaad Cali ee hore ugu sugnaa Muqdisho. Weftiga Madaxweyne ku xigeenka waxaa ka mid ah Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Jaaliyadaha Pro: Xuseen Saleebaan X, Axmed iyo xubno kale oo badan. Gorwdhow sawirada iyo warbixinta oo dhamaystiran kala soco horufadhi.com Sidoo kale waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa Sidii heerka sare ahayd ee wufuudaas loogu soo dhaweeyay magaalada caabudwaaq markii ay soo gaadheen. __________________________________________________________________ Muqdisho Waftigii khaatumo State of Somalia oo Gaadhay Caasimada Somalia ee Muqdisho Waxaa magalada muqdisho ee casimada somalia soo gaadhay saaka markay ahayd sacada afrikada bari 1:10 pm waftigi wuu hogaaminayey madaxwayne c/nuur cilmi qaaje(biidhe) oo ka soo kicitimay magalada caabudwaaq saakay, waftiga waxaa loo soo dhoweyey si heer qaran ah waxaana ka mid ahaa dadka soo dhoweeyey waftiga qaar ka tirsan labada gole golaha xukuumada iyo golaha baarlamaankaba dadwayne aad u tiro badan oo ka qayb qaatay soo dhowayntaa waftigaa. waftiga ayaa hada loo soo galbiyey hotel suxufi oo ay maalmahan daganaayeen golahaa dhaqanka khaatumo state , wixii war ka soo kordha hamogaan allssc.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 17, 2012 I love u lot...after the guy was refused exit from every airport: the man had to drive to mugdisho..sad walahi. Furthermore i know what he is going there with: "please help us we want somaliwyen support us with anything you can offer" only to be told "saxib we need help african ba nagu ilaliya gurigeena"...sorry. :cool: sheko Khatumo...:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 17, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Wafti Balaadhan oo Ka Socda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 17, 2012 ^^^ thats one of the traditional elders..the so called president drove there...so stop hiding and pretending otherwise. hahaa...what can mugidsho offer...baaaaaaaaaaaaaaaaaaaaacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac...:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 17, 2012 Madaxweyne KuXigeenka KHaatumo State of Somalia Mudane C/Nuur Cilmi Cismaan iyo Wasiiro ka Dagay Caasimada Mogadisho Jidbaale Friday, 17 February 2012 Muqdisho(Jidbaale):- Garoonka Caalamiga ah ee Adan Abdulle Osman International Airport Ka Degay Golaha madaxtooyada Maamulka Khaatumo State Of somalia. Mudane C/nuur Cilmi Cismaan Qaane ( Biindhe ) oo ay Weheliyaan Wasiirka Aminiga Maamulka Khaaumo State Of Somalia Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Arimaha Jaaliyadaha. Waftigan ayaa si heer sare loogu soo dhaweeyey magaalada muqdisho waxaana ka hor yimid Wasiiro dawlada dhexe ah & Xildhibaano ka soo jeeda maamulka Khaatumo, hore ayaa waxaa ugu sugnaa magaalada muqdisho golaha dhaqanka iyo wax garad kale oo halkaas u jooga sidii ay dawlada federalka meel wax isula dhigi lahaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 18, 2012 The Hermet;790633 wrote: I love u lot...after the guy was refused exit from every airport: the man had to drive to mugdisho..sad walahi. Furthermore i know what he is going there with: "please help us we want somaliwyen support us with anything you can offer" only to be told "saxib we need help african ba nagu ilaliya gurigeena"...sorry. :cool: sheko Khatumo...:cool: Waxaa Maanta Garoonka Caalamiga ah ee Adan Adde International Airport ee Caasimada Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey, Madax Weyne KuXigeenka Mudane Cabdinuur Cilmi (Biindhe) Iyo Wafdi Balaadhan oo Ka Socda Khaatumo State of Somalia " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites