Sign in to follow this  
Liibaan

Madaxweyne KuXigeenka Khaatumo State of Somalia Iyo Wafdigiisii Oo Ka Degay Caasimada Muqdisho

Recommended Posts

Liibaan   

biindhe2.jpg

 

Madaxweyne KuXigeenka Khaatumo Iyo Wafdigiisii Oo Ka Degay Muqdisho-

Lasanod Online Friday, February 17, 2012

 

 

 

 

Muqdisho,(lasanod Online)- Waxaa maanta Garoonka Caalamiga ah ee Adan Adde International Airport, ka degay xubin sare oo kamid ah..

 

Golaha madaxtooyada Maamulka Khaatumo State of Somalia.

 

Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) waxaa weheliya Wasiirka Aminiga Maamulka Khaaumo State Of Somalia, Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Arimaha Jaaliyadaha Mudane Xuseen Salebaan X. Axmed.

 

Waftigan ayaa si heer sare loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, waxaana ka hor yimid Wasiiro dawlada dhexe ah & Xildhibaano ka soo jeeda maamulka Khaatumo.

 

Waxaa iyana hore ugu sugnaa magaalada muqdisho wafdi ka socda golaha sare ee dhaqanka iyo waxgarad kale oo halkaas u jooga sidii ay dawlada federalka uagla ahdli lahaayeen arrimaha khuseeya maamulka iyo deegaanka Khaatumo..

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne C/Nuur Biindhe Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Caabudwaaq (Daawo Sawiro).

 

Caabudwaaq(Allssc): Wafdi balaadhan oo uu horkacayo Madaxweyanaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa waxa ay dhowaan soo gareen Magaaladan Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud .

 

Wafdigan Balaaran ee uu horkacayo Madaxaweeyne C/nuur Biindhe ayaa waxaa ku weheliya wasiiro uu kamid yahay wasiirka Amniga Khaatumo State Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Xubno aqoonyahano ah.

 

Wafdigaan balaadhan ayaa waxaa iyaga oo ay galbinayaan gaadiidka gaashaamaan ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca gudaha ay u soo galeen magaalada Caabudwaaq, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uliyiinta sare ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca.

 

Wafdi balaaran oo uu horkacayo Madaxweyanaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa waxa ay xalay soo gareen Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud .

 

Wafdigan Balaaran ee uu horkacayo Madaxaweeyne C/nuur Biindhe ayaa waxaa ku weheliya wasiiro uu kamid yahay wasiirka Amniga Khaatumo State Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Xubno aqoonyahano ah.

 

Wafdigaan balaaran ayaa waxaa iyaga oo ay galbinayaan gaadiidka gaashaamaan ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca gudaha ay u soo galeen magaalada Caabudwaaq, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uliyiinta sare ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca.

 

 

c14-300x225.jpg

c11.jpg

c10.jpg

c9.jpg

 

c7.jpg

c6.jpg

c5.jpg

c4.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Weftigii uu Hogaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Khaatumo oo ka degay magaalada Muqdisho.

 

Wafti balaadhan oo uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Khaatumo State of Somalia C/Nuur Cilmi Qaaji{ Biindhe}., ayaa goor dhawayd si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

 

Weftiga madaxweyne ku xigeenka oo ka ambabaxay magaalada Caabudwaaq subaxnimadii saaka aya qadar daqiiqado ka hor waxaa ay ka degeen gegida caalamiga ah ee Adan Adde international Airport ee magaalada Muqdisho. Wweftiga waxaa soo dhawyeey xubno ka tirsan golaha wasiirada ee Soomaaliya, xildhibaano iyo wufuudii uu hogaaminayey Garaadka guud ee deeganada Khaatumo Garaad Jamac Garaad Cali ee hore ugu sugnaa Muqdisho. Weftiga Madaxweyne ku xigeenka waxaa ka mid ah Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Jaaliyadaha Pro: Xuseen Saleebaan X, Axmed iyo xubno kale oo badan.

 

 

 

Gorwdhow sawirada iyo warbixinta oo dhamaystiran kala soco horufadhi.com

 

Sidoo kale waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa Sidii heerka sare ahayd ee wufuudaas loogu soo dhaweeyay magaalada caabudwaaq markii ay soo gaadheen.

 

__________________________________________________________________

 

 

Muqdisho Waftigii khaatumo State of Somalia oo Gaadhay Caasimada Somalia ee Muqdisho

 

Waxaa magalada muqdisho ee casimada somalia soo gaadhay saaka markay ahayd sacada afrikada bari 1:10 pm waftigi wuu hogaaminayey madaxwayne c/nuur cilmi qaaje(biidhe) oo ka soo kicitimay magalada caabudwaaq saakay, waftiga waxaa loo soo dhoweyey si heer qaran ah waxaana ka mid ahaa dadka soo dhoweeyey waftiga qaar ka tirsan labada gole golaha xukuumada iyo golaha baarlamaankaba dadwayne aad u tiro badan oo ka qayb qaatay soo dhowayntaa waftigaa.

 

waftiga ayaa hada loo soo galbiyey hotel suxufi oo ay maalmahan daganaayeen golahaa dhaqanka khaatumo state , wixii war ka soo kordha

 

hamogaan allssc.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

I love u lot...after the guy was refused exit from every airport: the man had to drive to mugdisho..sad walahi. Furthermore i know what he is going there with: "please help us we want somaliwyen support us with anything you can offer" only to be told "saxib we need help african ba nagu ilaliya gurigeena"...sorry. :cool:

 

sheko Khatumo...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Wafti Balaadhan oo Ka Socda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Muqdisho

 

garaaadka.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ thats one of the traditional elders..the so called president drove there...so stop hiding and pretending otherwise. hahaa...what can mugidsho offer...baaaaaaaaaaaaaaaaaaaaacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxweyne KuXigeenka KHaatumo State of Somalia Mudane C/Nuur Cilmi Cismaan iyo Wasiiro ka Dagay Caasimada Mogadisho

 

Jidbaale Friday, 17 February 2012

 

Muqdisho(Jidbaale):- Garoonka Caalamiga ah ee Adan Abdulle Osman International Airport Ka Degay Golaha madaxtooyada Maamulka Khaatumo State Of somalia.

 

 

 

Mudane C/nuur Cilmi Cismaan Qaane ( Biindhe ) oo ay Weheliyaan Wasiirka Aminiga Maamulka Khaaumo State Of Somalia Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Arimaha Jaaliyadaha.

 

Waftigan ayaa si heer sare loogu soo dhaweeyey magaalada muqdisho waxaana ka hor yimid Wasiiro dawlada dhexe ah & Xildhibaano ka soo jeeda maamulka Khaatumo, hore ayaa waxaa ugu sugnaa magaalada muqdisho golaha dhaqanka iyo wax garad kale oo halkaas u jooga sidii ay dawlada federalka meel wax isula dhigi lahaayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The Hermet;790633 wrote:
I love u lot...after the guy was refused exit from every airport: the man had to drive to mugdisho..sad walahi. Furthermore i know what he is going there with: "please help us we want somaliwyen support us with anything you can offer" only to be told "saxib we need help african ba nagu ilaliya gurigeena"...sorry. :cool:

 

sheko Khatumo...:cool:

 

Waxaa Maanta Garoonka Caalamiga ah ee Adan Adde International Airport ee Caasimada Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey, Madax Weyne KuXigeenka Mudane Cabdinuur Cilmi (Biindhe) Iyo Wafdi Balaadhan oo Ka Socda Khaatumo State of Somalia

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this