Sign in to follow this  
Somalia

War Deg deg ah: Madaxdii saxiixayey Raodmap-ka oo qol albaabadi u xiran yihiin galay

Recommended Posts

Somalia   

Garowe Live(pi) Madaxweyne shariif, Ra’iisal wasaare Gaas iyo Madaxweyne Faroole oo ay Airport-ka kasoo qaadeen ayaa markay yimaadeen hoolka shirku ka socday waxay si deg deg ah u galeen qol ay horay ugu jireen hogaamiyaasha kale ee Ergooyinka, waxayna u muuqataa in laga wada hadlayo qodobo dhowra oo Madaxweynaha lala sugayay ama Waxay saxiixayaan qodobadii shirka kasoo baxay.

 

Inkastoo mardhawayd nasoo gaareen warar sheegay in shirka Maalin ama ka badan lagu darayo hadana waxay u muuqataa in sidii loogu tala galay shirku ku dhamaanayo.

 

Wafuuda hada soo gaaray Hoolka Shirarka ee uu kamid yahay Madaxweyne Shariif oo iyagu ka yimid Garoonka Diyaaradaha Garowe ayaa si deg deg ka muuqdo socod orod ku jiro u galay qol lagu sugayay, waxaa Hoolka wayn dhooban Wafuudii kale ee shirka ka qayb galay iyo Ergooyinkii, Qolka waxaa ku jira oo kaliya hogaamiyayaasha Ergooyinka oo kaliya waana Somali kaliya, qolyaha ka socda Caalamka sida Mahiga oo UN ka ka socda, EU oo iyana maanta soo gaaray shirka iyo qolyihii horey u joogay waxay ku jiraan qolol kale oo gaara halka qaarkood hoolka fadhitaan.

 

Saxaafadu waxay iyana joogaan meel aan saaas uga fogayn hoolka albaabkiisa .

 

Waxaa hada lasugayaa waxa kasoo baxa Qolka ay ku shirayaan Hogaamiyayaasha Soomaaliya oo uu hormuudka u yahay Madaxweyne Shariif Sh. Axmed.

 

Hoolka Shirka Garowe 2 live

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

As we speak, Somalia's constitution is being drafted, damn, it doesn't get more exciting than that. Somalina, Xaaji Xunjuf are we not a big happy family? :D

 

himym-grouphug.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Excellent news. Its great and momentous to host such grand scale matter for Somalia in Somalia. Puntland waa peaceful and as such should lead the way, invite and host more of these meeting that brings grand successes.

 

A proud moment for Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;790427 wrote:
As we speak, Somalia's constitution is being drafted, damn, it doesn't get more exciting than that. Somalina, Xaaji Xunjuf are we not a big happy family?
:D

 

himym-grouphug.gif

if you say so...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this