AsadSL Posted February 16, 2012 Pro Somaliland groups will gather in front of Downing Street on Feb 22 2012 and Anti Somaliland Pro Somalia( All Somalis who support a united Somalia) groups will gather at that same location on Feb 23 2012. Who will outnumber who:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted February 16, 2012 Ogaysiis Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed:- Mudaharaad kadhacaya London 23/02/2012 Mudaharad aad ubaaaladhan oo loogaka soo horjeedo kala qaybinta dalka Somaaliya isla markaasna lagu taageerayo wada jirka iyo midnimada Dalka iyo shacabka soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted February 16, 2012 OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS FADLAN KAALAY OO U HIILI QARANKA IYO QADIYADA SOMALILAND Banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo gooni isutaaga Somaliland ayaa ka dhaci doona magaalada London ee dalka Ingiriiska Maalinta: Arbaca, 22 February 2012 Wakhtiga: 11am – 5pm Goobta: Richmond Terrace (Kasoo horjeedka 10 Downing Street , London SW1) Gaadiidka: Westminster Tube Station Isku soo baxan balaadhan waa mid beesha caalamka lagu weydiisanayo in ay aqoonsadaan jiritaanka Somaliland, isla markaana ixtiraamaan rabitaanka shacbiga Somaliland. Waa banaanbax lagu muujinayo Madax-banaanida, qarrannimada iyo horumarka Somaliland. Banaanbaxa waxa soo abaabulay Guddida Qabanqaabada Somaliland ee UK ( UK Somaliland Working Group – UKSWG) Waxaan ka codsnaynaa dhamaan Somalilanderska ku dhaqan UK in ay xil gaar ah iska saaraan banaanbaxan oy uga soo qayb galaan sidii sharafta lahayd ee looga soo qayb galay banaanbixii waynaa ee sanadkii hore aynu ku xusnay 20 guuradii Somaliland Wixii faahfaahin ah fadlan kala soo xidhiidh UKSWG emailka hoos ku xusan: Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted February 16, 2012 There will obviously be a police presence and they must be aware of who is having what protest where. I might go down there on the day to see what is going on Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted February 16, 2012 AsadSL;790032 wrote: Who will outnumber who:confused: Had this been circa 7 years ago, I would have comfortably said SL group, but these days I don't know since there has been a big [inward] movement of people. Quote Share this post Link to post Share on other sites