Somalia Posted February 15, 2012 Beautiful flag, it has a Ottoman feel to it. Guul. Welcome Saylac State of Somalia. The people of Saylac have spoken. http://www.saylacstate.com/ Maamul goboledka Saylac State Of Somaliya Published on Sunday, 12 February 2012 02:53 Maanta ay taariikhdu tahay 11.02.2012 waxaa si mug leh loo dhawaaqay Maamul Goboleedka SAYLAC STATE of SOMALIA . Sababaha keenay in bulshaweynta kudhaqan xeebaha galbeed ee somaliland ay kudhawaaqen Maamulkani SAYLAC STATE uu yahay cadalad daro iyo amani daro kaga timiday maamulka Somaliland iyo Dowlada JABUUTI oo cadaasi iyo hagardamo iyo dhulbalarsi kuhaysa umada kudhaqan deganadaas,iyadoo dowlada jabuuti ay ka faa'ideysanayso burburka Dalka soomaliya.Waxaa udheer inaasi hurumar la'aan soo food saartay bulshadaa kudhaqan deegana ay ka arimanayso SAYLAC STATE oo ah Magalooyinka SAYLAC,LUGHAYA,BOON,GARGAARA,iyo boqolaal tuulo oo hoos yimaada Degmooyinkasi,sidaa awgeen waxay beelaha degan deeganadaas ay si caqfiyow uga baraandageen inay katashadaan aayahoodo ,iyo inay laqeyb sadaan walalahooda somaaliyeed midnimada iyo horumaka usoo ifbaxaya . Habdhismeedka dowlada SAYLAC STATE of SOMALIYA waxa lashacin todaabadada foodaa inagu soo haya . wabillahi towfiiq wixii taagero ah nagalla soo xiriira admin@saylacstate.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 15, 2012 Xaajigu ma oranayaa waa "self determination"? On serious note, Somalidii way waashaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 15, 2012 Awdal state oo laba juffo oo si kala baxday:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 15, 2012 I propose a merge of Awdal iyo Saylac. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 15, 2012 Taleexi;789725 wrote: I propose a merge of Awdal iyo Saylac. You don't understand they are from the same clan just a different party in the same basement:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted February 15, 2012 Xaaji Xunjuf;789718 wrote: Awdal state oo laba juffo oo si kala baxday:D It's ok, so long as the seccesitionist have have unionist on both side of the triangle towns it's fine by me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 15, 2012 War qaybsan sidaa u sii yaryar anigu ma doonayo.... Saylac iyo Awdal should stay together. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 15, 2012 Mario B;789732 wrote: It's ok, so long as the seccesitionist have have unionist on both side of the triangle towns it's fine by me. There is nothing unionist about one clan with 2 subclan states in the diaspora:D Haa walaato Dadkanu mala midnimada si qaladay u fahmeen Adeeer xita hadaad xafladeyneysan midnimo ku xafladeyaa:D Reer khaatumo for instance xafladoodu wa mid wa sax saasi , laakin sadex madaxweyney Leeyihin:D Xita sadex caasimadood bay leeyihin buuhoodle taleex iyo tukaraq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 15, 2012 Waryaa aflagaadada jooji haddii kale waxaan ku xasuusinayaa inaad leedihiin Multi clan system ... oo saddexda habrood ah iyo weliba waxyaalo kale oo aan ogahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted February 15, 2012 Taleexi;789725 wrote: I propose a merge of Awdal iyo Saylac. I propose all Somalis merge and unite... what a though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 15, 2012 Xaaji Xunjuf;789718 wrote: Awdal state oo laba juffo oo si kala baxday:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 15, 2012 Taleexi;789741 wrote: Waryaa aflagaadada jooji haddii kale waxaan ku xasuusinayaa inaad leedihiin Multi clan systme ... oo saddexda habrood ah iyo weliba waxyaalo kale oo aan ogahay. Wa kaftan ama dacayaad Taleexiyow inan reer khaatumo dadka ugu jecelahay so ma ogid idinku ba xita xisbi baad Somaliland ku leedihin meyey ninki keyse abdi yusuf ssc somaliland sinaan iyo cadalaad:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted February 15, 2012 I see the gong show still continues. I guess these diaspora communities have a lot more free time than I thought Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 15, 2012 OdaySomali;789742 wrote: I propose all Somalis merge and unite... what a though. Fikradaadaa iga sii fiican. All Somalis should merge indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites