Sign in to follow this  
Somalia

Djibouti Envoy arrives in Puntland (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

Waxaa Maanta Soo Gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland Wafti Ballaaran oo ka Socda Dowlada Jabouti.

 

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey wafdi heer sare ah ee kasocda Dowladda Jabouti kaasi oo uu horkacayey wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta Xaamud Cabdi Suldaan.

Waxa ku weheliyey socdaalka wasiirka agaasimaha guud ee madaxoyada Jabouti Ismaaciil Xuseen Taani iyo taliyaha amaanka Jabouti Xasan Siciid Kheyre iyo u qaybsanaha Puntland ee Jabouti Cali Cabdi Awaare.

Ka dib salaam sharaf ay ka qaateen cutubyo katisan daraawiishta Puntland iyo ciidamada bambeyda ayaa loo galbiyey dhanka aqalka martida ee loogu talo galay wafdigan Jabouti ka socde,waxana Dr.Farole uu u sheegay inay farxad u tahay imaatinkooda iyo weliba ka qaybgalka shirka dastuurka Somalia.

 

2_17.jpg

4_16.jpg

1_20.jpg

3_18.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this