Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Govt Denies Its Soldiers Were Killed at Sugurre

Recommended Posts

Dr_Osman   

Puntland oo beenisey in deegaanka Sugurre ciidamo looga laayey

 

Updated:- 1 min ago| 0 Commnets

 

Dowlada Puntland ayaa beenisey war ay qaar kamid ah Saxaafadda Soomaalidu baahisey maalin nimadii shalay.

 

Warkaas oo ahaa in ciidamo badan oo kuwa ammaanka Puntland ka tirsan lagu laayey deegaanka (Sugurre) ee magaalada Boosaaso ayaa lagu tilmaamay mid aan sal iyo raad lahayn.

 

Afhayeenka dowlada Puntland Axmed Cumar Xirsi (Libaax-joorre) oo maanta magaalada Garoowe Saxaafadda shir ugu qabtay ayaa sheegay in uusan jirin wax dagaal ah oo deegaankaas ka dhacay.

 

Libaax-joorre waxa kale oo uu tilmaamay warka sheegaya in askar 20 ku dhow lagu laayey deegaankaasi uu yahay mid been abuur ah xaqiiqadana aad uga fog, wuxuuna intaas raaciyey uusn jirin wax isa hor imaad ah oo goobtaas ka dhacay.

 

Hadalka dowlada Puntland kasoo baxay ayaa yimid kadib markii qaar kamid ah warbaahinta Soomaaliya gaar ahaan kuwa koonfurtu ay baahiyeen in kooxda Shabaabka xiriirka la leh ee buuraleyda Golis ay laayeen 17-askari oo Puntland ka tirsan.

 

Sugurre oo qiyaastii 4okm dhinaca koonfur galbeed magaalada Boosaaso kaga beegan waxaa ku sugan ciidamo tira badan oo ka irsan laamaha ammaanka ee Puntland, horayna deegaankaas waxaa uga dhacay dagaalo dhexmaray ciidamada dowladda iyo kooxaha hubeysan ee buuraeyda Golis.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

We already knew this. The secessionists make up stories as they go along.

 

Like life in limbo, they've been living that for 20 years, ain't nobody know it better than them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wait untill Mintid Farayar wakes up from last night's chewing session, and you will see how he floods the site with grieve laden fake/negative news about Puntland in the site .

Share this post


Link to post
Share on other sites

peasant;789683 wrote:
Macna Yare meesha wax weyn kuma hayee, isagu burburkii dowlad beleedki snm ayuu weli la taahaya.

LOL@burburkii snm ayuu weli la taahaya

 

How true.

 

Macno Yare has a deep seated cuqdad against Puntland so much so that he forgets the fake news he procures has no an iota of credibility and can be easily shot down with hard truths .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this