Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 15, 2012 Dowladda hadda jirto waxaa u horboodo wasiiradaan: Ra'iisul wasaaraha C/weli Maxamed Cali - Reer Mareykan Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim - Reer Ingiriis Wasiirka gaashaandhigga - Xuseen Carab Ciise - Reer Mareykan Wasiirka maaliyadda C/naasir Maxamed Cabdulle - Reer Mareykan Wasiirka arrimaha gudaha C/samad Macalin Maxamuud - Reer Kanada Wasiirka warfaafinta iyo isgaarsiinta C/qaadir Xuseen Maxamed - Reer Ingiriis Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha C/wahaab Ugaas Xuseen - Reer Iswiidhan Wasiirka caafimaadka C/casiis Sheekh Maxamuud - Reer Mareykan Wasiirka dastuurka iyo dibuheshiinta C/raxmaan Xoosh Jibriil - Reer Kanada Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga C/llaahi Goodax Barre - Reer Mareykan Out of 19, ten are listed. Kuwa kale wasiirada ah qaarkood lama hubo baasaboorada kale ay wataan. Kuwaan kor ku xusan waala hubaa. Marka sidaa aragtid bahda Reer Mareykan sadbursi ayee wadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 15, 2012 #10 has a Canadian passport. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 15, 2012 Its good it means they have a passport and they can leave the country when ever they want Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 15, 2012 Wondering who is 0.5 now in this list ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 15, 2012 Isweedhan clearly is 0,5. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted February 15, 2012 5 of the 10 losers are from Mareykan? Explains why Somalia is in the situation that it's in right now. Probably from Minnesota/Ohio too. Qashin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 15, 2012 Waan yaabanahay niyow, aduunka Somali kale ma joogaan tolow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted February 15, 2012 Carafaat;789546 wrote: Waan yaabanahay niyow, aduunka Somali kale ma joogaan tolow. Sxb, adiga maad orodid? Hadii aad meesha kujire laheed, adigaan kuu GALIN la'haa. waana iga run. Laakinse, SoL maxaad u qaban laheed? Niyow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 15, 2012 It tells you how the nation has been brain drained. Majority of the people with technical skills live outside the country, hence why the diaspora fill any meaningful positions in governments, NGOs, and even in private sectors. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 15, 2012 Tana ku dara: Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda oo shalay la magacaabay C/llaahi Xaaji Xasan, oo hore u ahaa wasiirka beeraha = Reer Kanada Saan ayee ahayd dowladii Farmaajo. Tii Ina C/rashiid Cali Sharmaarkena saan camal ayee ahayd qaarkood wasiiradiisa. Reer Qurbojoog dalka wareeriye, oo jeebabkooda inay soo buuxsadaan u baxay, siiba Reer Kanada iyo Mareykanka. Reer Ingiriis sadexeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 15, 2012 Carafaat;789537 wrote: Isweedhan clearly is 0,5. lol...Kuwa Soomaaliya ka soo galay maba ku jiraan haye? May be they are... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 15, 2012 Abwaan, meesha ka kac yaaqeey, wax doono inta meesha lagu kala kicin. Mise Agoosto 2012 sugeysaa. 'Yes, we can' olole ku jirtaa miyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted February 15, 2012 It really doesn't matter. Can any of them compete with Shariif Sakiin in terms of money, influence peddling and sheer political survival skills? Kuli daqad buu ka wada turayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 16, 2012 How much is he worth horta? ball park figure? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted February 16, 2012 ^Haven't a clue - millions. More than all these and former ministers/presidents put together I suspect. Not bad for a man reputed to be illiterate. Walle wuu tabcay! Quote Share this post Link to post Share on other sites