Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave loses 20 soldiers after a surprise attack from Sheikh Atam.

Recommended Posts

Boosaaso: Inka badan 15-askari oo laga dilay Ciidamada Puntland

 

Sugure :( Sh. M. Network) Weerar qasaaro badan gaystay ayaa Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland waxaa ku qaaday Maleeshiyaad taabacsan Ciidamo ka amar qaata Sheekh Max’ed Saciid Atam.

 

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in waaberigii hore ee saakay Ciidamo daacad u ah Wadaadka lagu magacabo Sheekh Max’ed Saciid Atam ay weerar ku qaadeen Saldhig ku yaala deegaan lagu magacaabo Sugure oo qiyaastii 40-KM dhinaca Koofureed kaga beegan Magaaladaasi.

 

Maleeshiyaadka dagaalka ku qaaday Ciidamada Maamulka Puntland ayaa la sheegay inay adeegsadeen hub cul culus oo qasaaro u gaystay Ciidamada Maamulkaasi sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen dadka deegaanka ah.

 

17-askari oo ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Puntland ayaa la sheegay in lagu dilay weerarka oo ahaa mid gaadmo ah, waxaana lagu soo waramayaa in deegaanka ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Sheekh Max’ed Saciid Atam oo dagaalo kala soo horjeeda Maamulkaasi.

 

Dagaalka ayaa sida la sheegay waxa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland ay shalay howlgallo ka sameyeen Magaaladaasi ay kusoo qabteen nin la sheegay in uu la dhashay Sheekh Max’ed Saciid Atam islamarkaana ay ku tilmameen in uu qeyb ka ahaa dagaalada ka dhacay deegaanka Galgala sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

 

Xiriiro kala duwan oo aanu la sameynay Maamulka Puntland ayaa inoo suuro galin inaan qadka Taleefonka ku haleelno, waxaana saakay wararku ay sheegayaan in xaaladda ay tahay mid kacsan islamarkaana ay jirto cabsi soo wajahday dadka shacabka ah ee ku nool halkaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalyahano Taabacsan Sheekh Atam Oo Duleedka Boosaaso Ku Dilay 17 Askarta Puntland Ah, Muddo Saacado Ahna La Wareegay Fadhiisinka Suqure Ee Ciidamada Ay Xasuuqeen

 

Boosaaso (Ramaas) Feb 14,2012 – dagaalyahano taabacsan Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa weerar ay ku qaadeen fadhiisin ciidamada Maamul goboleedka Puntland ku lahaayeen deegaanka Suggure oo qiyaastii 40KM oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Boosaaso ay ku dileen 17 askari.

 

Weerarkan oo dhacay subaxnimadii hore ee saaka ayaa la sheegay inay soo qaadeen ciidamo badan oo taageersan Sheekh Maxamed Siciid Ata moo dagaal kula jira maamul goboleedka Puntland isla-markaana fadhiisimo ku leh buuraha Galgalla.

 

Sarkaal ka tirsan ciidamada maamul goboleedka Puntland oo aan magaciisa sheegin ayaa warbaahinta u sheegay sida wax u dhaceen “Weerarka waxaa lala beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland oo ku yaalla Sugurre khasaare badan ayaa ka soo gaadhay weerarka, deegaankana waxa muddo kooban la wareegay ciidamada xoogagga weerarka soo qaaday” ayuu yidhi sarkaalkaasi.

 

Inkasta oo aan la ogeyn khasaaraha soo gaadhay dagaalyahanada Sheekh Atam ayaa haddana weerarkani waxa uu dhabar jab laxaadle ku yahay maamulka Puntland, kuwaasi oo xalay warbaahinta ka sii daayey inay gacanta ku dhigeen inay qabteen nin ay sheegeen inuu walaal la yahay Sheekh Atam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;789053 wrote:
Nice.....
:D

Nice? Don't be silly. This doesn't concern you as a Somalilander. Only attack them when they bring their drama to you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They attempted to bring their drama to me near las canod the other day..only to see them run like chickens back into Garowe..if they get picked off near bosaso..one less sorry bas**d i have to put a bullet into so...i repeat.... NICE.....:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

The Hermet;789061 wrote:
They attempted to bring their drama to me near las canod the other day..only to see them run like chickens back into Garowe..if they get picked off near bosaso..one less sorry bas**d i have to put a bullet into so...i repeat.... NICE.....:cool:

You are this blood thirsty? Very sad~ did you really use the word nice to describe the death of fellow human being?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sh atam we don't hear much from him we hardly see his picture on the net faroole is still looking for his picture he doesn't talk allot but when he strikes its destructive.

Share this post


Link to post
Share on other sites

our aspirant separatists are now seeking solace in Atam's war, the fugitive cleric in the Bari mountains .

 

Once again thanks for Khatumo State of Somalia :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this