The Hermet Posted February 12, 2012 Maxaa ka jira in reer Buhoodle dibedda dhigeen Maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo? February 12, 2012 | Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay | Posted by: Webmaster Buuhoodle Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Sida ilo wareedyo ku sugan degmada Buuhoodle u sheegeen somalidiasporanews.com waxa beryihi ina dhaafay ay wax garadka degmada Buuhoodle ku jireen shirar wada tashi oo ay uga fiirsanayaan maamulka Khaatumo State oo damacsan in xarun uu ka dhigto degaankooda. Sida ilo wareedyadu tibaaxayaan waxa ay dadka degaanka iyo waxgaragka degmeda Buuhoodle isla qaateen in maamulka Khaatumo ay isga baxaan degaankooda, Wararka qaar ayaa sheegaya in dadka degaanka aaney ku qanacsaneyn habkii loo maareeyay awood qeybsigii lagu soo dhisay maamulka. Mid ka mida madaxweyneyaasha sadexda ah ee Khaatumo State oo ka soo jeeda degmeda Buuhoodle ayaa ilo wareedyadu sheegayaan in goaanka waxgaradka degaanka uu la qaatay,ma cada in uu xilka uu hayo iska casili doono iyo in kale. Hogaamiyihii hore ee SSC Saleebaan Xaglotoosiye oo isna ka soo jeeda degaanka Buuhoodle ayaa hore u qaadacay natiijadii ka soo baxday shirkii Taleex ee lagu soo dhisay maamulkan Khaatumo Maamulka Khaatumo State ayaa lagu wadaa in uu u ruqaansado dhanka tuulada Tukaraq oo ah aag ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland oo kaashanaya qaar degaanka ah iyo ciidamada Somaliland. Qurbejoog-Buuhoodle :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 12, 2012 :D:D i told you before khaatumo is somaliland but the Buhoodle nabadiid Militia is a different case. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 12, 2012 waa iska sheeko khatumoo saxib...waxan o dhan waxba ka ma jiran waa runta wa iska riwayad...When Saado Cali is your finance minister...hahaha you have serious problems walahi..haha whats even more halarious is they paying to kill their own children...ironic walahi.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 12, 2012 The Hermet - You are a product of anarchy thus, your view of life is irrelevant. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 12, 2012 TaleExi stop with the personal attacks Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 12, 2012 Better question is what the heck is going with the rumor mill in your neck of the wood people, Galaydh is arrested, so and so has been captured, khaatumo this and that. get grin people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted February 12, 2012 Freedom;788350 wrote: TaleExi stop with the personal attacks Well done Freedom! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 13, 2012 They should first tell us if Galeydh is still in Ethiopian jail then we can talk some other stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 13, 2012 Taleexi;788313 wrote: The Hermet - You are a product of anarchy thus, your view of life is irrelevant. no taleexi i am a product of peace...a peace signed in 1991 when i refused to take revenge for the 70 thousand dead and cities destroyed..after 20 years of peace and peace terms signed in 1991 you give me khatumo...then i will take back the revenge i should have taken in 1991, it is you who refused peace not me....so let the blooooooooood continue to flow and may it floow till none of you is left my friend...:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites