Dhagax-Tuur Posted February 11, 2012 Ok, ma ihi qof kasoo hor jeeda inay diinteenu fasaxday in gabar la guursan karo markay qaan-gaarto, laakiin waxbaa ka si ah sawirkaan. Haddii nimankaas iyo caruurtaa garab taagan baa xiriir jamaaci ah wada leh lugu yiraa, budh baad intaad qaadataad madaxa jabin lahayd ragaa, dabcan anigu waa yeeli lahaa. Si walba ood u eegto, sax ilama aha. Sida kaliya ee aan ku yeeli karaayi waa haddii la yiraa, wax jamaac ahi kama dhexeeyaan, ilaa gabdhahaasi naag ka noqdaan, taasina waa wax qariib iska ah, maadaama ragga maanta joogaa ayan lahayn Iimaankii iyo xilkasnimadii Rasuulka SCW. Raali iga ahaada waa iga yara xanaajisa. Tan kale, waxa magaca xun usoo jiidaya diinteenana waa dadkan oo kale. Bal ila arag. Markii ugu horeysan oo aan arkey, damiirkaygu waa uu ii diida in aan caadi u arko. Run ahaantii, maanan jecleysan. The actual photographer's tale: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 11, 2012 Nice Somali! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 11, 2012 Been kuma aadan sheegin sawirkan wax badan baa ka qaldan. dabcan waxaa laga yaabaa iney jirto oo heshiis lagu gaaray sidaad kor ku xustay oo ah 'wax jamaac ahi kama dhexeen karo illaa ay hablaha koraan oo uu jirkooda iyo caqligooduba diyaar noqdo. Allah knows best. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 11, 2012 Soomaalida waxyaabo badan waa ku xumaan karaan, laakiin waxyaabahaan camal dhaqan uma lihin. Taas Eebbaa ku mahad leh. Muslimiinta qaarkood waxa ka qaldan ma'ogi, dhaqamo baas leeyihiin qaarkood. Hadduu sawirkaan run yahay, oo laba laba isku qabaan, Rabiyaa kugu dhaarshee maxee isku sheegayaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted February 11, 2012 Ani kolba saan u arko, waxaasi waa dhaqan xumo oo diin ma'ahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted February 11, 2012 Waa in aanu kor u qaadno qiimaha iyo sharafta afkeena hooyo, maaha? Maaddeey, maadaama aad ka mid tahay wadaadada SOL, xaad ka tiri maadada, hee? p.s., sick and tired of every other post being in English, time for Somali to shine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 11, 2012 Nin rag ah oo damiir leh caruur xillo kama dhigto, oo damac kama galo. Doqon iyo caaq ayuun baa 9 jir iyo 10 jir guur ka raadiya. Laakiin doqonka caruurta ku meeraysanaya waxaa ka sii daran waalidka gabadhoodii yareyd ee wali caruurta ahayd siinaya nin sodon jir ah. Anigu ma diidani in nin 60 jir ah iyo gabadh 20 jir ahi (vice versa) ay is guursadaan. Waxa aan diidanahay oo kaliya waa caruurta yar yar ee dookhooda iyo xoriyadooda laga xayuubinayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 11, 2012 These kids need to be rescued from these pedophiles. Sick world we're living in. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 11, 2012 Somaalidu waa dad u naxariista ubadka, ilaahay ha daayee Digaaga masaakiinta ah iyo ariga maxaa loo qashaa hadana loo cunaa? mar hadii diintu ogolaatay ka dood ma leh,balse waxaa loo raadin karaa adilla in qaruumihii waayadii hore ka saxo iyo jir weynaayeen kuwan kiimikada ku nool Tan kale ilama aha in guri loogu geeyo hadana la yiraahdo ha taaban waalidkii bixiyay gabadhooda wey og yihiin inuusan macalin dugsi quraan ahayn Quote Share this post Link to post Share on other sites