Sign in to follow this  
Somalia

Puntland troops amass in Galkacyo

Recommended Posts

Somalia   

Dhaq dhaqaaq ciidan iyo xiisad colaadeed ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug halkaasi oo ay isku urursanayaan maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda maamulada Puntland Iyo Galmudug.

 

Xiisadan ayaa si weyn looga dareemayaa gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug iyadoo saaka barqadii ay weerar ku qaadeen meleeshiyo ka soo jeeda waqooyiga Gaalkacyo Xaafada baraxley ee kuunfurta Gaalkacyo waxaana weerarkaas oo ka dhacay Hotel ambbesy ku dhaawacmay laba ruux

 

Weerarkan ay saaka qaaden kooxahan hubaysay ayaa ka danbaysay ka gadaal markii xalay dablay hubaysan oo ka soojeeda kuunfurta Mudug ay jidka u galeen gaari rakaab ah oo u safrayay degmada Jariiban ee gobolka Mudug waxaana halkaas ay ku dileen 2 ruux oo ka mid rakaabkii sarnaa gaariga .

 

Dhanka kale wararka aan ka helayno deegaanada miyga ah ee u dhaw magalada Gaalkacyo waxaa haatan ka socda dagaal u dhaxeeya meleeshiyo beeledyo ka soo kala jeeda waqooyiga iyo kuunfurta gobolka Mudug .

 

Dagaalkan haatan ka socda deegaanka bitaale ee gobolka Mudug ayaa bilawday saaka waabarigii iyadoo labada dhinac ee ay dirirtu udhaxaysana ay soo gaareen gurmadyo uga imaanaya magaalada Gaalkacyo

 

Maamulada Puntland iyo Gal mudug oo ay ka soo jeedaan meleeshiyada haatan ku diriraya gobolka Mudug ayaan ka hadlin dagaalka haatan ka socda deegaanka bitaale iyo xiisad ka aloolsan gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

 

 

 

Wixii warar ah oo kasoo kordha dagaalka saaka ka qarxay Gobolka Mudug ka filo Horseed Media saacadaha soo fool leh.

 

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo(Pi) Xerada Buuraha Bacley oo ka mid ah Xeryaha Barakacayaasha degan Gaalkacyo ayaa maanta waxaa booqdey Puntlandi.com, waxaan waraysiyo lasoo yeelanay Odoyaasha Xerada oo ka cabanaya dhibaatooyin ay kala kulmaan Maleeshiyaadka Koonfurta Gaalkacyo, Waxay Dowlada Puntland iyo Hay’adaha aan Dowliga ahayn ka codsanayaan in la caawiyo, Dhagayso Waraysiyadii oo aan idiin soo koobnay.

 

http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2012/02/Codoka-Odayaasha-iyo-Nabadoonada-Kaamka-Buula-bacley-ee-Gaalkacyo.mp3

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaacuur wa ku side dad walaalo ah magaalo ay wada leeyihin wa kuwa wada noolaan lahayeen si nabad ah dadku hadanay walaalo ahayn way is colaadiyan oo waxa ugu yar bay isku khilaafan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Gaacuur;787669 wrote:
Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda..

How is this propaganda? :confused: This is news provided by HorseedMedia, an established media outlet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Horseed Media wrote

 

Dhaq dhaqaaq ciidan iyo xiisad colaadeed ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug halkaasi oo ay isku urursanayaan
maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda maamulada Puntland Iyo Galmudug

Try again Cusmaano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

they the same militia that ran away in tukaraag from the Somaliland army...hahahaha...walahi funny people...these people have never been fighters...they been runners...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;787671 wrote:
Gaacuur wa ku side dad walaalo ah magaalo ay wada leeyihin wa kuwa wada noolaan lahayeen si nabad ah dadku hadanay walaalo ahayn way is colaadiyan oo waxa ugu yar bay isku khilaafan.

Xaaji, maku fahmin. Laakiin dadka Gaalkacyo isla dago waa dad walaalo ah, waligoodna isla degnaa magaaladaas, marar badanna is dagaalay haddana heshiiyay. Marka waxaan diidanahay in la siyaasadeeyo dagaaladaas qabiilka ah oo laga kala dhigo Galmudug vs Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

Gaacuur;787669 wrote:
Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda..

loool thanks for the laugh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

The Hermet;787961 wrote:
they the same militia that ran away in tukaraag from the Somaliland army...hahahaha...walahi funny people...these people have never been fighters...they been runners...:cool:

heee ;););)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The Hermet;787961 wrote:
they the same militia that ran away in tukaraag from the Somaliland army...hahahaha...walahi funny people...these people have never been fighters...they been runners...:cool:

No it is not. There's not one force in Somalia that can beat Puntland's forces, not one, especially not the secessionists that can't contain a border town.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

Gaacuur;787669 wrote:
Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda..

 

 

;););)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this