Somalia Posted February 10, 2012 Dhaq dhaqaaq ciidan iyo xiisad colaadeed ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug halkaasi oo ay isku urursanayaan maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda maamulada Puntland Iyo Galmudug. Xiisadan ayaa si weyn looga dareemayaa gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug iyadoo saaka barqadii ay weerar ku qaadeen meleeshiyo ka soo jeeda waqooyiga Gaalkacyo Xaafada baraxley ee kuunfurta Gaalkacyo waxaana weerarkaas oo ka dhacay Hotel ambbesy ku dhaawacmay laba ruux Weerarkan ay saaka qaaden kooxahan hubaysay ayaa ka danbaysay ka gadaal markii xalay dablay hubaysan oo ka soojeeda kuunfurta Mudug ay jidka u galeen gaari rakaab ah oo u safrayay degmada Jariiban ee gobolka Mudug waxaana halkaas ay ku dileen 2 ruux oo ka mid rakaabkii sarnaa gaariga . Dhanka kale wararka aan ka helayno deegaanada miyga ah ee u dhaw magalada Gaalkacyo waxaa haatan ka socda dagaal u dhaxeeya meleeshiyo beeledyo ka soo kala jeeda waqooyiga iyo kuunfurta gobolka Mudug . Dagaalkan haatan ka socda deegaanka bitaale ee gobolka Mudug ayaa bilawday saaka waabarigii iyadoo labada dhinac ee ay dirirtu udhaxaysana ay soo gaareen gurmadyo uga imaanaya magaalada Gaalkacyo Maamulada Puntland iyo Gal mudug oo ay ka soo jeedaan meleeshiyada haatan ku diriraya gobolka Mudug ayaan ka hadlin dagaalka haatan ka socda deegaanka bitaale iyo xiisad ka aloolsan gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wixii warar ah oo kasoo kordha dagaalka saaka ka qarxay Gobolka Mudug ka filo Horseed Media saacadaha soo fool leh. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 10, 2012 Gaalkacyo(Pi) Xerada Buuraha Bacley oo ka mid ah Xeryaha Barakacayaasha degan Gaalkacyo ayaa maanta waxaa booqdey Puntlandi.com, waxaan waraysiyo lasoo yeelanay Odoyaasha Xerada oo ka cabanaya dhibaatooyin ay kala kulmaan Maleeshiyaadka Koonfurta Gaalkacyo, Waxay Dowlada Puntland iyo Hay’adaha aan Dowliga ahayn ka codsanayaan in la caawiyo, Dhagayso Waraysiyadii oo aan idiin soo koobnay. http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2012/02/Codoka-Odayaasha-iyo-Nabadoonada-Kaamka-Buula-bacley-ee-Gaalkacyo.mp3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 10, 2012 Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 10, 2012 Gaacuur wa ku side dad walaalo ah magaalo ay wada leeyihin wa kuwa wada noolaan lahayeen si nabad ah dadku hadanay walaalo ahayn way is colaadiyan oo waxa ugu yar bay isku khilaafan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 10, 2012 Galkacyo, caloosha Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 10, 2012 Gaacuur;787669 wrote: Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda.. How is this propaganda? :confused: This is news provided by HorseedMedia, an established media outlet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 10, 2012 Horseed Media wrote Dhaq dhaqaaq ciidan iyo xiisad colaadeed ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug halkaasi oo ay isku urursanayaan maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda maamulada Puntland Iyo Galmudug Try again Cusmaano. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 11, 2012 they the same militia that ran away in tukaraag from the Somaliland army...hahahaha...walahi funny people...these people have never been fighters...they been runners...:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 11, 2012 Xaaji Xunjuf;787671 wrote: Gaacuur wa ku side dad walaalo ah magaalo ay wada leeyihin wa kuwa wada noolaan lahayeen si nabad ah dadku hadanay walaalo ahayn way is colaadiyan oo waxa ugu yar bay isku khilaafan. Xaaji, maku fahmin. Laakiin dadka Gaalkacyo isla dago waa dad walaalo ah, waligoodna isla degnaa magaaladaas, marar badanna is dagaalay haddana heshiiyay. Marka waxaan diidanahay in la siyaasadeeyo dagaaladaas qabiilka ah oo laga kala dhigo Galmudug vs Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted February 11, 2012 Gaacuur;787669 wrote: Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda.. loool thanks for the laugh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 11, 2012 The Hermet;787961 wrote: they the same militia that ran away in tukaraag from the Somaliland army...hahahaha...walahi funny people...these people have never been fighters...they been runners...:cool: heee ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 11, 2012 The Hermet;787961 wrote: they the same militia that ran away in tukaraag from the Somaliland army...hahahaha...walahi funny people...these people have never been fighters...they been runners...:cool: No it is not. There's not one force in Somalia that can beat Puntland's forces, not one, especially not the secessionists that can't contain a border town. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Atirisho Posted February 11, 2012 Gaacuur;787669 wrote: Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda.. ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites