Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khaatumo's response to Garowe clan enclave leader faroole

Recommended Posts

Wasiir ku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo oo ka Jawaabtay Hadalkii Ninka xiqdigu diley ee Faroole.

Buuhoodle (Allssc.com) 09 Febraayo 2012

 

Wasiir ku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo Oo ka Jawaabay Hadalkii Madaxwayne Faroole.

Anigga Oo ku Hadlaya Magaca Wasaaradda Arimaha Dibadda Ee Maamulka Khaatumo Ee Soomaaliya, Waxaa Doonayaa in aan ka Jawaabo,Hadalkii ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Uu ka Yidhi Saxaafadda Maanta.

Marka Ugu Horeysa, Waxaan Doonayaa inaan Uga Mahad Celiyo Codka Uu Ku Muujiyay in Maamulka Duulaanka Ku Soo Qaaday Degaanadda SSC in ay ka Baxaan Magaalooyinka ay ka mid Tahay Lasanod inta aan la tagin Shirka Ingiriiska,

Si Loo gaadho geedi Socodka nabadda Soomaaliya, loona Soo Celinlahaa Qarankii Soomaaliya.

Siddoo Kale, Waxaana Doonayaa in Wax ka Iraadho Hadaladdii Uusan Faroole U meel Dayin ama Uusan Ka fikirin Saamaynta ay ku Yeelan karto Bushadda Walaalaha ah Ee Khatumo State of Somalia iyo Bulshadda Puntland of Somalia.

Faroole Ayaa Si Isdaba joog ah U Mucaaraday Maamuladda iyo Hogaankii SSC Ee Doonaayay in Maamulka Soomaaliland ka Saaro Degaanadda SSC.

 

Waxaan doonaynaa in Madaxwayne Faroole Uu dhowro,Darisnimadda,Xiriirka Bulsho Ee labadda Maamul, Waana in uu joojiyaa faragalinta Uu ku Bilaabay Madaxbanaanidda Degaanka iyo Maamulka Khaatumo State of Soomaaliya,

Bulsho Wayn Khaatumo Uma baahno Hagardaamo iyo Hadal Aan Waxqabad lahayn

Madaxda Maamulka Khaatumo State of Soomaaliya Waxaa ka Go’an Sidda ay U Dhan Yihiin in ay Soo Celiyaan Sharaftii iyo Degaanka ka Maqan, Waxayna Siddoo kale u Istaageen in ay Horumariyaan,Midiyaan,guul deg deg ahna ka gaadhaan Arimaha Degaanadda SSC.

Wasiirka Ku Xigeenka Arimaha Dibadda Maamulka Khaatumo

Farduus Maxamed Mirre.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

President Farole iyo Mic/codbaahiyaha waa in la kala fogeeyo ... la taliyey, oo la taliyey ee ma dhegbaaba jalaq lay siinayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this