Wadani Posted February 9, 2012 Gaacuur r u sure those stats r accurate? over 100 xildhibaan, and over 2000 soldiers and police? wow. Seems far fetched to me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 9, 2012 ^^ Wadani, nidaamka 4.5 ayay wax ku qaataan, marka haddii uu shaki kaaga jiro soo xaqiiqso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted February 9, 2012 i know that, but were considered part of *** by the 4.5. So mabye there over 100 *** xildhibaans but i doubt there are over 100 snm xildhibaans xildhibaans. U see wat i mean? Either way, u could be right., cuz i i havent looked into it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 Gaacuur;787347 wrote: XX, haddii aadan ka warqabin aan kuu sheegee indhaha si fiican u kala fur. Maamulka Somaliland wuxuu TFG da ku leeyahay sida tan: - 102 Xildhibaan. - 3 Wasiir. - 2 Wasiiru dawle. - 4 Wasiir ku xigeen. - 5 Agaasime Wasaaradeed. - Ciidan kor u dhaafaya 2000 oo isugu jiro Military iyo Boolis. ayadoo taasi jirto haddane wixi dhaqaale ama scholarships la helo qeybtooda ayay ka qaataan, waxaana tusaale kuugu filan ansixinta 3 milyan ee biya-gelinta. TFG du markaa way idin matashaa, ee waxba ha is yeelyeelin. Haday matalan reer Somaliland,, Dalka Somaliland bay iman lahayeen ileen dadki ay matali jireen maxay ugu tagi wayeen:D Ciidan 2000 from Somaliland:D war mala waxad ku qaldaysa Ethnic Somalilanders eeh Ciidanka Djibouti kamid aha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted February 9, 2012 the three letter word above rhymes with bir, i forgot were not allowed to mention clan names lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 9, 2012 A_Khadar;787306 wrote: Bisada waad ka indha adagtahay! Yaayuurtu xaal ha qaadato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 9, 2012 ^^ waan ku fahmay, waa runtaa 4.5 waa DHIRTA guud, laakiin marki ay sii kala qeybsanaayaan ayaa 3 meelood 2 meel ayay qaataan reer ISXAAQ. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted February 9, 2012 ohh ok, makes sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 9, 2012 XX, Maamulkiina meelaha uu sheegto ma wada joogaa? Buuhoodle iyo meelaha kale ee aad sheegataan ma wada heysataan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2012 Gaacuurow XX waa mid muran badan oo ma garwaaqsado. Ask him if Xaabsade and likes can step a foot on Buhodle? His arguments are always so lame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 9, 2012 ^^ Waa runtaa, odaygu ma quusqaato.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 Gaacuur;787367 wrote: XX, Maamulkiina meelaha uu sheegto ma wada joogaa? Buuhoodle iyo meelaha kale ee aad sheegataan ma wada heysataan? Muhimadu lixda gobol eeh anu sheegano wanu dhex mushaaxna xita ila iyo meesha la isku hor fadhiyo eeh buhoodle district Ila sanaag bari ila sool Somaliland wa tagta Madaxweyne siilaanyo ba frontka xita tagay bariga sool. Laakin nin jago ka haya Somalia hadu lugu arko Somaliland xadhig ba u qoran, ta kaliya eeh u ku iman karo wa inu cafis weydiista Dadka iyo dalka jamhuuriyada Somaliland iyo dawlada Somaliland... Wa inu Madaxweyne siilaanyo labada cagood ka dhunkada markasa la samaxaya. Gaacuur ciyaar maha Ina Abdilahi omaar kolki aabihi geeriyooday walo diiday inu aaska abihi ka so qeyb galo magaalada hargeysa ci ciyaar maha qadiyadu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 A_Khadar;787373 wrote: Gaacuurow XX waa mid muran badan oo ma garwaaqsado. Ask him if Xaabsade and likes can step a foot on Buhodle? His arguments are always so lame. Xaamse gaada weyne and other visited buuhoodle in 2009 2008 and other Somaliland mps, xiligan colaada uun ba la isku yara talaabin eeh wala isu talaabi doona awoow ha u baqan taas ma kala marano:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2012 KK.. Awoowe a man can sneak in without the knowledge of the people but there is no official comings with empression of a representative of Buhodle in SL. That never happened... Everytime that any employee comes to there, clashes happened.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 Wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Xildhibaan Xamse Gaadaweyne oo gaadhay Buuhoodle. Warkii 20-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo uu hogaaminayo xildhibaan Xamse Gaadaweyne ayaa gaadhay degmada Buuhoodle oo halkaas ay ka dhaceen rabshado iyo dagaalo dhexmaray dadka deegaankaas iyo ciidanka Itoobiya,kaasoo keenay dhimasho, dhaawac,iyo hanti la qaatay. Waftigan oo siyaasiyiinta ku weheliya uu ka mid yahay siyaasi Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ka mid ahaan jirey golaha wasiirada ee maamulkaas,waxayna shirar kala duwan la qaateen odayaasha iyo waxgaradka deegaankaas. Waftigan ayaa waxay horudhac u yihiin wufuud kale oo la filayo inay maalamaha soo socda gaadhaaan deegaankaas,iyadoo la filayo inay waan wana ka dhex sameeyaan hogaanka SSC iyo maamulka Somaliland oo dagaalo ku dhexmareen degmada Widhwidh iyo tuulooyinka ku dhow. Afnugaal News Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites