Sign in to follow this  
A_Khadar

Dagaalkii S/L Khatimo ayaa wuxuu sababay inay SL garan waayeen cidii la dagaalantay.

Recommended Posts

A_Khadar   

Wednesday, February 8th, 2012 | Posted by admin TOP News: Dagaalkii ay ku jabeen maamulka SNMTA ayaa wuxuu sababay inay garan waayeen cidi la dagaalantay..(Beelo ka baxsan reer buuhodle ayaa na soo weeraray)

Taliyahii Ciidanka SNM Maxamed Xasan C/laahi(jidhif) ayaa tvga universal ka sheegay in dagaalkii maanta lagu jibiyey ay ku soo qaadeen maleeshiyaad aad u tira badan oo aan aheen, kuwa reer buuhodle iyo maamulka khaatumo state of somalia.

jidhifi oo oo hadlaya wuxuu yidhi ” maleeshiya fara badan oo ka tira badan kuwa reer buuhodle ayaa ciidanka qaranka soo weeraray waxaana hubnaa in maleeshiyada faraha badan aysan aheen reer buuhodle oo ay yihiin kuwa laga keenay meel ka baxsan buuhodle”

ayuu yidhi jidhif oo ciidankii uu taliyaha u ahaa maanta dhagta dhiiga loo daray. wuxuu kaloo sheegay in maxaa biis ay gacanta ku hayaan.

waxaana warar aan la hubin ay sheegayaan in dad reer miyi ah oo reer baadiya ay kaxaysteen ay hayaan lakin aysan cid ciidanka xaq u dirirka ee khaatumo state aysan hayn.

 

Dhanka kale waxaa aflabadii yeedhay beesha SL oo maanta sheegtay in ciidan beeleedyo fara badan oo kaymid beelaha Galkacyo, Caabudwaaq, Goldogob, Kilika5. iyo kuwa alshabaab ah ay ku soo duuleen waxay u yaqaanaan ciidanka qaranka ee maleeshiyada SNMTA,

Dagaalka beelaha S/L oo ku soo qaadeen dhulka Katimo waxaa jilibka u aasay mujaahidinta u dhalatay beesha dagto dhulka ssc ee ***********,mana jirto ilaa hada beel kamid ah beelaha ay sheegayaan oo dagaalkaas ku soo biirtay.

waxayna arinkan marqaati u noqonaysaa in beesha ***** ay u gurbaan tumaysa in dagaalka ay ku soo biiraan beelaha ay sheegeen.

OOHInta orgiga ka weyn maalmihii la soo dhaafay waxay warbaahinta SNMTA ay qoriyeen in deegaanka buuhodle ay soo gaadheen ciidan onlf iyo maleeshiya beeledyo kale oo ay sheegayeen in ay ka soo duuleenka meel ka baxsan buuhodle

waa marmarsiyo lagu banaysanyo dhiiga reer buuhoodle waana hadal aan sal iyo raad laheen ciidanka xaq u dirirka ah ee reer buuhodle ayaa jabiyey oo jilbaha u aasay, . waxayna marlabaad doonayaan in ay dhiiga reer buuhodle ku banaystaan, beelo kale ayaa nagu soo duulay

Dagaalku waa maamulka khaatumo state of somalia iyo maamulka Somaliland

Hadalada ka soo yeedha beesha SL ee lagu qoraya warbaahintooda waa habar dhali wayday aleelo ku walatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Jidif wuxuu yidhi, "Ciidamadan nala dagaalamaya garan mayno halkaa ka yimaadeen". What a incompetent! War show Taani baaba yar dhaamay Jidhifkan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ And arrested men from Buhodle and their Truck who were getting load from Oog for substituting them with the lost vehicles and men in the fight.. The dude is a complete dumb..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this