kingofkings Posted February 8, 2012 B_A_L_L_E_R_Z;786804 wrote: lmao, spoken like a true naag. faroole is shitting in his pants in case the skirmishes reach him, and the weak bintiland soldiers run and desert their posts jepordising the security of the little oil rig near the sl/pl border. , funny parts being weak bintiland soldiers , in case the skirmishes reach him. Are you serious? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 8, 2012 Did you just call Khatuma kastumo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 9, 2012 kan faroole la dhoho horta wa kudaaf saaqid ah...laascaanod maanta maalinti loga baahna ma aha. Galkacyo haka war doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 9, 2012 Faroole wuxuu jeclaan lahaa inuu si fiican u hadlo noqdo madaxweynaha goboladoo dhan hadana ma yaqaan wadada sida qodxaha looga guro reer barigu asagoo kale waxay yiraahdaan boowe aa iska soo orday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 Aaliyyah;786959 wrote: kan faroole la dhoho horta wa kudaaf saaqid ah...laascaanod maanta maalinti loga baahna ma aha. Galkacyo haka war doono. Ceeb ceeb Aaaliyaah inadeer madaxda sida loo ma cayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 9, 2012 ^waxba ceeb ha igu odhan waxa tahay nin xasuuqa maanta SSC ka socda tageersane. hadad cid wacdinasid adigu iska bilow..wa necbahay dadka labo wajiile ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 Aaaliyaah anigu ma tageero xasuuq shacab bismilahi raxmaani raxmin aniga monster ha iga dhigin , laakin Aaaliyah ma wanaagsana in madaxda si qawaan lo cayo wax qababkisa ama shaqo la aantisa wax halaga sheego laakin not cay qawaan koley sharaf maha sidasu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 9, 2012 Somalina;786840 wrote: Did you just call Khatuma kastumo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2012 Somalina;786840 wrote: Did you just call Khatuma kastumo? Markii awood kale la waayey cayda waa furantahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites