AsadSL Posted February 8, 2012 He says they are baseless people just looking for positions. He says somaliland should leave puntland regions but when he speaks about Somaliland and Siilaanyo he speaks in respective ways. http://puntlandnews24.com/madaxwayne-faroole-oo-ugu-baaqay-maamulka-somaliland-inuu-ciidankiisa-si-degdeg-ah-uu-ugala-baxo-laascaanooddhageyso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 8, 2012 AsadSL;786772 wrote: He says they are baseless people just looking for positions. He says somaliland should leave puntland regions but when he speaks about Somaliland and Siilaanyo he speaks in respective ways. http://puntlandnews24.com/madaxwayne-faroole-oo-ugu-baaqay-maamulka-somaliland-inuu-ciidankiisa-si-degdeg-ah-uu-ugala-baxo-laascaanooddhageyso/ don't get ahead of yourself; Faroole was only speaking to some of the ssc leaders, not the ssc community. Furthermore, how important is Faroole's view of somaliland to you:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted February 8, 2012 Not much i only refered it because of the sad state of SSC and thier Tool'aaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 8, 2012 AsadSL;786776 wrote: Not much i only refered it because of the sad state of SSC and thier Tool'aaan. it wasn't that long ago that your leaders were complaining of the tool assistant that buuhoodle received. If Faroole's opinion is not important, why mention it. It makes no sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted February 8, 2012 I already stated my reason if you choose to ignore then so be it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 8, 2012 Faroole did it again:D War ninka khaatumo maxa ku diray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 8, 2012 Faroole inaanu arrimaha reer SSC ka hadlin baa u fiican. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 8, 2012 AsadSL;786776 wrote: Not much i only refered it because of the sad state of SSC and thier Tool'aaan. I dont think we need Faroole to deal with you.I dont have to show you videos and pictures to proof my point. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted February 8, 2012 Faroole waxa u dhaanta inuu iska aamuso waa NAAGE Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 8, 2012 Jiiroow Bakaal;786792 wrote: Faroole waxa u dhaanta inuu iska aamuso waa NAAGE :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 8, 2012 Abdul;786789 wrote: I dont think we need Faroole to deal with you.I dont have to show you videos and pictures to proof my point. my point exactly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 8, 2012 Faroole Oo Hadalo Dhabar Jabin Ah Ku Hadlay ( II Dheh) BoocameOnline Sidda ay Sheegayaan Shabakaddaha Wararka Ee Ka Soo Warama Magaaladda Garoowe iyo kuwa kalaba Ayaa Waxay Hadal Hayaan Faroole oo ka hadlay Dagaaladda u Dhexeeye Bulshadda Uu Dayacay Maamulka Puntland Oo Hadda kaashanaya Maamul Xaq u dirirka ah Ee Dagaanka Ee Khaatumo iyo Kuwa Ku Soo Duulay Ee Soomaalidiidka. Wararkan Ayaa Waxay Sheegeyaan In Oday Faroole in uu si isku Mid ah U Dhaleeceeyey jabhaddaha SNMta iyo Dadka Xaq u dirirka Ee ka Dagaalamaya Degaanadda SSC, Isaggo Hadalo Aflagaado ah u Gaystay Madaxda Maamulka Khaatumo Oo ku tilmaamay in ay Yihiin kuwa Doono in Siyaasadda Soomaaliya doonayaan ay in Wax kaga Noqdaan. Hadaladda Raqiiska Ah: Faroole Ayaa Wuxuu Isticmaalaa Wax uu Muddo badan ku dulaystay Dadka Degaanka oo ah ( cheaptalk) Hadal Raqiis ah oo yiraahdo Mar alaale iyo Markii ay Soomaalidiidka ay Ficil Sameeyaanba, Waxaa is Waydiin Mudan, Faroole Miyuusan Aqoon (Eye for Eye) il il ayaa loo ridaa,Maxaa kalifay in uu Hadlo kaliya, Marka uu Dagaal Dhaco, Mise Waa Dhabarjabin iyo JahaWareerin galin Bushadda Rayidka. Bal Waxaan odhan Karnaa, Faroole Ayaa Masuul ka ahaa in Lasanod Mudda badan la haysto Sababta oo ah Mar Walba oo Bulshada Rayidka Degaanadda SSC ay Hubka Qaataanba issaga ayaa Hadalo Iyo Siyaasad ku Dhabar jabiya. Waxaa Wax laga Xumaada ah in Faroole oo ah Madaxwaynihiiiyo Maamulkii gabay Masuuliyaddii ka Saaray Bulshadda Iyo Degaanadda SSC in uu Hadalo Iska Dheh ah, Uu Yidhaado Maalintii Dagaal Dhacaba Isagga oo Horeyna u Diiday in Uu Jabhadda SNM Uu Dagaal uga Saaro Degaanadda ay Xoogga ku Haystaan. Shacabka, Waxgaradka,Issimadda iyo Aqoonyahanadda Degaanadda Puntland: Waxaa lagama Maarmaan in Busho Waynta ku Dhaqan Degaanadda Puntland in Faroole ay Kula Taliyaan in Haddii Uusan Waxtarayn Dadka Shacabka Ee difaacanay Degaankoodda in Uu Faraha kala baxo Hadal haynta Degaankaas. Dadka SSC iyo Maamulka Khaatumo Waxay u Baahan yihiin in lagu Garab istaago xaq ay U leeyihiin in Degaankoodda ay Maamulaan, Madaama aysan Jirin Cid u Maqan iyo Maamul Daryeelaya Bulshaddan Waa laga Maarmaan in si Walaatinimo,tolnimo,Soomaalinimo loo garab istaago Bulshadda SSC Ee aan la Simin Soomaalidiidka Duulaanka ah iyo Xaq u dirirka Difaacaya Dhulkiisa iyo Wadankiisa. Waana Arin Saamayn ku yeelan doonto Mustaqbalka Degaanaddaas Haddii Dhinacna Buslhadda Qabiil lagu layno, Qaarna Gacansigooddii iyo Howladoodda Caadigga ay Wataan. BoocameOnline Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 8, 2012 Faroole hadalkiisa wax muhiim ah oo u sameeynaayo ma laha. Reer Khaatumo waa ay tashadeen, dhulkan dagaalka lagu hayana(Buhoodle) Khaatuma ayaa ka talisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 8, 2012 Taleexi;786785 wrote: Faroole inaanu arrimaha reer SSC ka hadlin baa u fiican. Waa runtaa Taleexi, Faroole waxaa u fiican inuu iska aamuso, kolay wax wanaagsan kuma hadlayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
B_A_L_L_E_R_Z Posted February 8, 2012 lmao, spoken like a true naag. faroole is shitting in his pants in case the skirmishes reach him, and the weak bintiland soldiers run and desert their posts jepordising the security of the little oil rig near the sl/pl border. Quote Share this post Link to post Share on other sites