Saalax Posted February 8, 2012 Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Dhirbaaxo Laxaadle Ku Dhuftay Maleeshiyaadka Reer Buuhoodle Oo Saaka Ku Soo Qaaday Weerar Gaadmo Ah Iyo Khasaraha Dagaalkaasi Buuhoodle (Ramaas) Feb 8,2012 – Ciidamada qaranka Somaliland iyo Maleeshiyada reer Buuhoodle ayaa dagaal khasaare badan geystay uu ku dhex maray deegaanka Sool-joogta oo ka tirsan deegaanada Buuhoodle. Dagaalkan oo ka dhashay weerar gaadmo ahaa oo Maleeshiyaadku ku qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka, ayaa waxa uu socday ilaa 11:00 duhurnimo ee maanta, iyadda oo la sheegay in labada dhinac ay kala gaadheen khasaare aad u badan oo dhimasho iyo dhaawacba leh. Wararka madaxa-banaan ee ka imanaya jiida dagaalka ayaa sheegaya in ciidamada qaranku ay maleeshiyaadka ka dileen dad tiro ahaan aan la sheegin, isla-markaana ka qabteen gaadiidka dagaalka oo tiradooda lagu sheegay shan baabuur iyo maxaabiis tiro badan. Dagaalkan oo laba jeer oo kala dambeeyay dhacay ka dib markii maleeshiyaadka oo la eryaday soo rogaac celiyeen ayaa dhanka kale la tilmaamay inay jiraan askar ka geeriyootay ciidamada qaranka Somaliland. Wasiirka Wasaaradda gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay inay jiraan khasaare ciidamada qaranka soo gaadhay iyo khasaare ay gaadhsiiyeen Maleeshiyaadka isaga oo ka gaabsaday inuu tiradda dhimashada sheego. Ciidamada qaranka Somaliland ee jiida Buuhoodle oo la sheegay inay taxadar badan ka muujinayaan dagaalada ay kula jiraan maleeshiyaadka Buuhoodle ayaa la sheegay inay imika heegan culus ugu jiraan inay iska difaacaan maleeshiyaadka. Ramaasnews Desk Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 8, 2012 Loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool Maxaad kudhufateen? bal kusoo celi, dharbaaxo todobaadle miyaa tiri loooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 8, 2012 Pirates maanta wa ka jiifta galkacyo dagaal xun ba ka socda , bariga sool dhirbaaxo kulul ba ku dhacday:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 8, 2012 Ciidamada qaranka Somaliland ee jiida Buuhoodle oo la sheegay inay taxadar badan ka muujinayaan dagaalada ay kula jiraan maleeshiyaadka Buuhoodle ayaa la sheegay inay imika heegan culus ugu jiraan inay iska difaacaan maleeshiyaadka. @Taxadar & Difaac... Ciidamadii qaranka iyo boarder xidhkii ma sidaanaa u danbeysay.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 8, 2012 A khadar taxadar wa lo bahanyahay meesha reer miye ba degen shacab ba degen wa inu taxadar jira adeer iyo qaab dhismeedku dagaalku u socda minimum casualties Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 8, 2012 Xaaji Xunjuf;786745 wrote: Pirates maanta wa ka jiifta galkacyo dagaal xun ba ka socda , bariga sool dhirbaaxo kulul ba ku dhacday:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 8, 2012 ^Loooooooool the local youth of Buhoodle defeat your army again and again, hopeless looooooooooool Galkacyo is all a different story, meshaas heshiis baa la iska yahay, marmar ayaa la istaabtaabta ee wax buuran mahan, balo kama jirto. Adiga un haceeboobin caawa ama bari subax haday howshaa wanaag isaga dhamaato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 8, 2012 XX and his script are THE joke of the day! Wax kale odhan maaye alle ha kala qaboojiyo adiga iyo inta kula aqliga ahna alle xaqa ha tuso iyo inay dhulka & dadka nabad u daayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 8, 2012 A khadar awoow meesha ba waxa lo jooga in la nabadeyo si amniga lo sugo meesha ma waxad moodaysa in baraago laga qodanayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 8, 2012 you're loosing the grip awoowe.. Bal iska wada waxaa lagaa buuxiyey no one else here with that low of IQ would listen such thing.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 8, 2012 Heeeee Khadar IQ ma aniga goortan qalin jabiiyey hadaad ogaan lahayd balse ta u guda gali meyne eh waxad yeeleysa wa inad odoyadi buuhoodle la hadashid oo aad u sheegtiid inay nabada ka shaqeyaan oo ay wiilaasha AK47 Lo ordaya la xakameyo sii deegaanka dee nabadi uga dhalato nabadu ciid walba wa u dan. dee Awoow maha in mar walba ciidanka qaranka la kalifo wax si kale loo dhamayn karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 8, 2012 This is nothing more than a straight up lie. As usual, bal beenta maxaa ku fasheen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 8, 2012 Every time they say 'Dhirbaaxo laxaadle' i know they are lying through their teeth. Quote Share this post Link to post Share on other sites