Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Military foreces clash with clan rebels in buuhoodle

Recommended Posts

Wararka ugu Danbeeyey ee Dagaalkii Saaka :Ciidamada Qaranka oo cagta mariyey Nabadiidka iyo Baabuurtii Dagaalka ee ay wateen oo laga Furtay…

posted by: Webmaster

 

Wararka ugu Danbeeyey ee Dagaalkii Saaka *:Ciidamada Qaranka oo cagta mariyey Nabadiidka iyo Baabuurtii Dagaalka ee ay wateen oo laga Furtay…

 

 

Buuhoodle/ToggaHerer 08 Feb 2012

 

Wararka u danbeeya ee naga soo gaadhaya Jiida Dagaalka ayaa sheegaya in dagaalkii Saaka ka qarxay deegaanka Buuhoodle ee u dhaxeeyey Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyada Khaatumo Seeg ay Soo majeestayaasha Ciidanka qaranku Ay Cashar Siiyeen Kooxda isa soo urursatay ee Khaatumo Seeg.

*

 

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamda Qaranku ay la wareegeen Kana Furteen Gawaadhi ilaa Lix ah Kooxda Shuftada ah sidoo kale laba Baabuur oo Dagaalkii Saaka Si kama ah gacanta ugu galay kooxda Dib loo soo furtay .

 

*

 

Dhimashada ayaa la sheegayaa in ay Caga Cagaynayso ilaa iyo inta imika la hubo Afartameeyo Dhinaca Kooxda Khaatumo Seeg sidoo kalena uu jiro Dhaawac fara badan oo gaadhay Geesta kale waxa Jira Maxaabiis Badan oo laga Qabtay Kooxda Khaatumo Seeg oo tiradadooda lagu Sheegay Kontaneeyo iyo wax ka sareeya.

 

*

 

Dhinaca Ciidanka Qaranka ayaa uu jiraa Dhaawac soo gaadhay Wakhti Xaadirkana* waxay Ciidamada Somaliland ku Sugan yihiin Baliga Buuhoodle iyada oo uu wali socod dagaalku Halka warar lagu kalsoon yahay na sheegayo in dagaalku ka socod Buuhoodle.

 

*

 

Wixii soo kordha wararka Kala soco ToggaHerer

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

xaaji

lixda baabuur yaan lagaa waayin sawiradooda. dee xaaji maali walba waa maxay baabuurtan ciidanka qarankee ee sikama ah cadowga ugu geleya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this