Sign in to follow this  
IAmRevolution

Qurilugud oo Laga Qaxay (Cowards)

Recommended Posts

Qorilugud oo Laga Qaxay iyo Macalimiintii Iskoolada wax ka dhigi Jiray oo Mushahar La’aan Ka Cabanaya+VIDEO

 

Wixii ka danbeeyey Dagaalkii Somaliland ay ku soo qaadeen Shacabka SSC gaar ahaan Gobola Cayn waxaa Jiray Dagaalo Kuluul oo u dhexeeya Shacabka Deeganka iyo Ciidmada Milatariga Somaliland,waxaana la is waydaaranayey Hubka Noocyadiisa kala duwan,waxaa Barakac iyo Qax uu ka dhacay tuulada Qorilugud oo ay Dagaan beesha bariga Burco.waxaa Barakacaasi oo Saamayn Badan ku yeeshay Bulshada Qaybeheeda Kala duwan,hadaba nala daawo VIDO ah Macalimiintii oo Cabasho ka Muujinaya Xaalka iyo Mushahar la’aan Soo foodsaartay kadib markii Albaabada la iskugu Dhuftay Iskoolaadkii.

DAAWO VIDEO

 

http://www.realtaleex.com/2012/02/07/qorilugud-oo-laga-qaxay-iyo-macalimiintii-iskoolada-wax-ka-dhigi-jiray-oo-mushahar-laaan-ka-cabanayavideo-2/

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Laascaanood3 posted the video, but he wasn't the one who recorded the video. Someone in Qorilugud recorded and Laascaanood3 used it to show the Somali people the qaax taking place in Somalidiid areas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;786503 wrote:
Mr Terrorist supporter it's wishful on your part. I don't see any qaax but old men talking.

LOL, Qorulugud.com reported that "Al-Shabab" fighters are in Buuhoodle, and they came from Kismaayo. LMAO

 

After your defeat in Sool Jogto, you want to pull out the card Nuux Tani used, saying "Al-Shabab", "ONLF" were part of the battle of Kalshaale.

 

I am not a Terrorist. I am a defender of my people, home, territories and dignity. You are the one who is a terrorist, who has been killing, raping and looting Somali civilians since 1981.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this